Qaramada Midoobe oo shaki gelisay daacadnimada Dowlada Soomaaliya

0
Wednesday May 26, 2021 - 22:09:16 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobe oo shaki gelisay daacadnimada Dowlada Soomaaliya

    Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay diiday ergeygii Midowga Afrika ay u soo magacoowday Soomaaliya, Mudane John Mahama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay diiday ergeygii Midowga Afrika ay u soo magacoowday Soomaaliya, Mudane John Mahama.

James Swan ayaa shalay ka hadlay kulan gaar ah oo Golaha Ammaanka ka yeeshay arrimaha Somaaliya ayaa ku tilmaamay go’aankaas inuu ahaa mid aan wanaagsanayn.

"Waxaa si weyn uga qoomameyneynaa go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika usoo magacaawday Soomaaliya.”ayuu yiri James Swan.

Go’aankaas kadib, John Mahama wuxuu sheegay in uu isaga laabtay tallaabadii Midowga Afrika ugu soo magacaawday in uu noqdo ergeyga gaarka u qaabilsan Soomaaliya isla markaana wuxuu hakiyay shaqadaas.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip