Somaliland : Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo ka hadlay isbahaysiga xisbiyada mucaaradka

0
Sunday June 06, 2021 - 18:05:36 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland : Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo ka hadlay isbahaysiga xisbiyada mucaaradka

    (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi dheere, ayaa sheegay in xisbiyada mucaaradku ay xaq uleeyihiin in ay is bahaystaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi dheere, ayaa sheegay in xisbiyada mucaaradku ay xaq uleeyihiin in ay is bahaystaan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in sidi wanagsanayd ee doorashadu u dhacday ay kala wayntahay xisbiyada is bahaystay.

"Isbahaysiga ay labada xisbi ku dhawaaqeen xaq bay u leeyihiin, waa xisbiyo mucaarad ah, dimuquraadi baynu ku jirnaa” ayuu yidhi.

"Hadaanu nahay xisbiga Kulmiye waxa soo dhan waxa nagala wayn guusha ay Somaliland gaadhay”.

"Hadaanu nahay xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa waxa nagala weyn sidii quruxda badnayd ee ay doorashadii u dhacday” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa maanta ku dhawaaqay isbahaysi ay kula wareegi doonaan aqlabiyada golayaasha wakiilada iyo deegaanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip