Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka

0
Tuesday December 07, 2021 - 23:23:03 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo duq magaalo ka noqda Mareykanka

    Deeqa Cabdi Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa shalay qabatay xilka duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Maraykanka oo ah magaalada afraad ee ugu weyn gobolkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deeqa Cabdi Dhalac oo ah gabar Soomaali ah ayaa shalay qabatay xilka duqa magaalada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Maraykanka oo ah magaalada afraad ee ugu weyn gobolkaas.

Deeqa oo ka mid ah toddoba xubnood oo lasoo doorto oo uu ka kooban yahay golaha degaanka magaaladaas ayaa noqonaysa gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah oo qabata xilka duqa magaalo dalkan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip