INAALILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN?
waxaa magaalad neeroobi gaar ahaan xaafada islii ku geeriyootay walaashay iga wayn fartuun axmed maxamuud galabnimadii arbacada qamiista soo galaysay waxaan la aasay subixii qamiista INAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN waxaan ilaah uga baryaynaa in uu samir iyo imaan naga siiyo ayadana janadii fardowso alle ugu deeqo anagana gadaasheed uu ilaah nagadhigin ku wii fidnoowo aamiin aamiin .............................INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh ayaa tacsi tan la mid ah waxa ay udirayaan Mrs, Farxiyo iyagoo Uga Tacsiyeey Geeridi ku timid Walaasheed Fartuun Axmed Maxamuud iyagoo alle uga baryay in janasii Fardowso eheed ka waraabiyo.
aamiin .............................INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Tacsi, Alaah Unaxariistee Marxuumad fartuun axmed maxamuud ku geeriyootay Nairobi....
Tacsi Tiiraanyo leh, Allaah Unaxariistee Marxuumad Fartuun Axmed Maxamud oo ku geeriyootay Magaalada Naiobi ee Caasimada Dalka Kenya.