Real Madrid oo heshiis 5sano lagartay Vander Vaart & Vieri oo ka maqnan doona Garomada Bil & Bar

0
Tuesday August 05, 2008 - 13:53:35 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo heshiis 5sano lagartay Vander Vaart & Vieri oo ka maqnan doona Garomada Bil & Bar

    Naadiga Real Madrid ayaa Heshiis Shan Sano ah lagaartay Ciyaaryahanka u ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta ah ee Reer Germany Hamburg C.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiga Real Madrid ayaa Heshiis Shan Sano ah lagaartay Ciyaaryahanka u ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta ah ee Reer Germany Hamburg C.


Jariidada The Bild  ayaa Xalay qortay in ay Labada Naadi wada gaareen Heshiis Dhigaayo in Ciyaaryahanka Mushaar ahaan loo siiyo 9 Milyan oo Bound mar ay kulan ku qaateen Magaalada London oo ay uga qeyb galeen Labada Kooxood Emirates Cup.

Vander Vaart ayaa qorsheynaaya in uu macsalaameeyo ciyaartooyda ay isku kooxda yihiin Maanta Duhurkii kadib uu Beri la saxiixan doono Naadiga Real Madrid Hashiis 5 Sanadood ah.

Ciyaaryahanka ayaa noqon doono Ciyaaryahanki Shanaad ee Holand una safto Naadiga Real Madrid waxaana Hore Halkaas u joogay:-  Ruud van Nistelrooy, Arjen Robben, Wesley Sneijder and Royston Drenthe.

Vieri oo Garoomada ka maqnaan doono Bil iyo Bar

Ciyaaryahanka Khabiir ka ah ee u ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta Reer Talyaani Atlanta Cristian Vieri ayaa ka maqnaa doono Bilowga Xili Ciyaareedka 2008-2009 sababo la xiriiro dhaawac uu qabo, Vieri ayaa ahaa Ciyaaryahan ee aad ujecelyihiin Taageerayaasha Atlanta.

 Hassan Omar Osman
Tel:- +2521-5541199
Email:- xasanjuungal@hotmail.com
Warsheekh, Muqdisho,

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip