1-Xasan Cabdi Xersi Soo Saaraha Barnaamijka Kororso Aqoontaada.
2-C/raxman Macalin Xuseen Tifaftiraha Shabakadda Dayniile.
3-Maxamed Siidii Tafaftiraha Shabakadda Soomaalidamaanta.
4-Xasan Cadde Tifaftiraha Shabakadda Allidamaale.
5-C/casiis Golf, Saciid Maxamed Cali wariyayaasha Shabakadda Jowhar.
6-Yuusuf Cali Tafaftiraha Shabakadda Somalifans.
7-Aadan Cawaale Tafaftiraha Shabakadda Qaranimo.
8-Maamulka Shabakadda dalkanews.
9-Maamulka Shabakadda Calanka.
10-Maamulka Shabakadda Warsheekh.
11-Maamulka Shabakadda Maaryaa.
12-Maamulka Shabakadda Waayaha.
13-Maamulka Shabakadda Jilibweyn.
14-Maamulka Shabakadda qarankanews.
15-Maamulka Shabakadda xogsheeg.
16-Maamulka Shabakadda xoghaye.
17-Maamulka Shabakadda iiroon.
18-Maamulka Shabakadda halganka.
19-Maamulka Shabakadda sonna.
20-Xuseen Madoobe Tafaftiraha Shabakadda Shaaciye.
Sidoo kale waxaa tahniyadaan mid lamid ah diraaya reer Muuse Maxamuud iyo Reer Cali Seed oo kale ah.
Reer Muuse Maxamuud.
C/wali Muuse Maxamuud.
Farxaan Muuse Maxamuud.
Burhaan Muuse Maxamuud
C/Mahad Muuse Maxamuud
Ayaan Muuse Maxamuud.
Fartuun Muuse Maxamuud.
Nasro Muuse Maxamuud.
Jamiilo Muuse Maxamuud.
Baarliin Muuse Maxamuud.
Khadiija Muuse Maxamuud.
Xaawo Muuse Maxamuud.
Safiyo Muuse Maxamuud.
Reer Cali Seed.
Aabe Cali Seed.
Hooyo Garaado Axmed Garaad.
Abshir Cali Seed.
Leylo Cali Seed.
Xamdi Cali Seed.
Nimco Cali Seed.
Maryan Cali Seed.
Dhamaan Dadkaan oo kala jooga Maraakeenka. Yurub, Australia. Soomaaliya. Malaysia Suuriya.
Waxay tahniyad kal iyo laab leh u diyaaraan Boqorka iyo Boqoradda Arooska iyo Aroosadda
C/fataax Muuse Maxamuud iyo Ayaan Cali Seed oo Maherkoodu ka dhacay magaaladda Boosaaso balse
Ku aqal galay Magaaladda London ee Cariga Ingiriiska. Waxayna Alla ugu baryayaan Wiil iyo Caano iyo Gabar iyo Caano………... Aamiin……..…Aamiin………….Aamiin.
waxaa diyaariyay
Mohamed Shiikh
tel +27728969500
Meher Aroos farxad leh oo ka dhacay magaalada Boosaaso
Dhamaan Bahda Kororso Aqoontaada iyo Bahda Saxaafadda oo tahniyad kal iyo laab leh diraayo.