
Naadiga heestay Hoyaalka Kubada Cagta S/afrika ee Waaberi
Naadiga Kubada Cagta ee Alshabaaba Ee Wadanka Kowfur Afrika
Cayaartii ugu danbeeyasay ayaa waxaa ay dhax martay Labada Koxood Ee Heerka koobad ee Kawada Dhisan Magalada Port Elizabeth ee Ah magala madaxda Gobalka. labada koox oo yimid ciyarta finalka ah ayay waxa ay kala yihiin Fc Alshabaab iyo waaberi Fc
Muuqaal ka mid ah Cayaarti Finaalaha Ee Alshabaab iyo Waaberi
Cayaartaan ayaa waxaa la sugayay in muda ah ayadoo laga wada war dhawrayay labada kooxood ay isku soo haray kuwaas oo aad u qanciyay dadweynihii daawanayay ayagoo soo bandhigay hab ciyaareed wanaagsan iyo farsamo intaba labada kooxood oo isku soo haray ayaa ahaay laba kooxood oo aad isugu dhaw dhawaay qaab ciyaareedkooda waxayna sidoo kale muujiyeen ciyaar wanaag inkastoo gari ay ka wada qoslin laba nin ayaa ciyaartaam waxaa ku guuleestay koobkana qaadatay kooxda FC ALshabaab
Qaar ka mid ah Daawadayaalki Cayaarta Finaalaha
Alshabaab oo Udabaal Degeesa Hanashada Hoyaalka Kooxaha 1aad
Kooxda FC Alshabaab ayaa noqotay kooxda horyaalka ee sanadkaan gobalka Eastren cape ayadoo ay u ciyaaraan ciyaartow qibrad leh sida ay muujiyen sanadkii tagay ayaa waberi ku guleesatay koobkaan balse sanadkaan ayay gashay kaalinta labaad ayadoo ay dadaal dheeraad ah muujisay laakiin markii ay ciyaarta dhamaatay ayay isku qancisay in kubada cagta ay tahay cad iyo madow nasiibkana uu ka hiiliyay
Alshabaab oo Udabaal Degeesa Hanashada Hoyaalka Kooxaha 1aad
Muxuyidiin Nuur Jilley waa xog-hayaha arrimaha isboortiga ee ururka Jaaliyada Soomaaliyeed ee SASA, gobolka Eastern Cape, isagoo warbaahinta la hadlayay gabagabdii ciyaarta kadib ayuu yiri "waxaan ugu baaqayaa kooxaha in eey isu soo diyaariyaan tartanka kan xiga, aad ayaanan ugu mahadcelinayaa dhalinyarada dhiiranaanta iyo firfircoonida muujiyey,". Mudane Muxiyidiin ayaa intaasi ku daray in jaaliyada markasta ay ka go’antahay in eey xoojiso oo ay hormariso arrimaha isboortiga, si buu yiri guulo wax ku ool ah looga gaaro ciyaaraha kubbada cagta oo ah aalada ugu wanaagsan ee isdhexgalka bulshooyinka iyo dhaqamada kala duwan ay isku fahmaan.
Alshabaab oo Udabaal Degeesa Hanashada Hoyaalka Kooxaha 1aad
Sidoo kale koob caynkaas oo kalaa ayaa waxaa laga abaabulayaa magaalada cape town kaas oo ah koobka nabada oo ramadaan walba la qabto ayadoo indhahaada qabanayaan abaabulo ay wadaan dhalinyarada soomaliyeed ee jecel ciyaaraha kubada cagta kooxaha kasoo qeyb gali doona ayaa waxay dhan yihiin ilaa 8 koox
maxamed muuse nuur
deeqdarajo100@hotmail.com
27721277344 cape twon
Yaa Ku Guuleestay Horyaalka Kubada Cagtaa ee Gobalka Eastern Capee dalka K/Afrika ?Sawiro
Waxaa maalmahan ka socdey gobalka Eastren cape ee dalka koofur africa ciyaaraha k/cagta oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen dhamaan kooxaha ka dhisan gobalka iyo dad weyne aad u fara badan kuwaas oo u xiiseeya ciyaaraha waxaa