
0
Tacsidaan ayaa ugu horeen waxa halkaan ka dirayo dhamaan Culimada Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar iyadoo Nabadoonka eebe uga baryay in alle ka waraabiyo janadi fardowso ehelkiisana bacdigiis alle fidneen.
Tacsi tan lamid ah aya waxa diray dhamaan ehelka nabadoonka oo shabakada warsheekh soo gaarsiiyay dhambaalo tacsi ah iyagoo eebe uga baryaya danbi dhaaf iyo raxman inuu siiyo .
Sidoo kale tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh iyagoo eebe uga baryay inuu ka waraabiyo janatul fardowsa
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38655
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1801
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1783
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Tacsi: Marxuum Nabadoon Xuseen Abkow
Hadaba Tacsi Tiiraanyo leh ayaa waxa halkaan looga marinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee nabadoon Xuseen abkow oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho in uu eebe ka siiyo samir iyo iimaan