Faah Faahin:-Nabadoon Caawa Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

0
Monday February 13, 2017 - 22:28:18 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Nabadoon Caawa Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

    Waxaa caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay gaar ahaan Suuqa Bakaaraha Nabadoon Caan ka ahaa gudaha Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay gaar ahaan Suuqa Bakaaraha Nabadoon Caan ka ahaa gudaha Magaalada Muqdisho.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bashiir Xagaley waxaana dilka u geystay labo dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado,kadibna waxa ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Meydka Nabadoonka ayaa la sheegay in daqiiqado dhowr ah uu yaallay goobta lagu dilay, maadaama shacabka ay ka muujiyeen cabsi iyo in lagu bartilmaameedsado.

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay gaareen goobta uu dilka ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano ku aadan sida uu falka u dhacay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip