Waxaan halkaan tacsi loogu diraya dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Waxaana tacsida diraayo dadka kala ah.
1 Dr Ahmed Mohammed Mohammoud (Ahmedwarsheik) 2 Dr Ahmed Mohamud Kulmiye 3 Cabdullahi Mohamed Mohamud (Santa) 4 Khadijo Mohamed Mohamud 5 Amina Maxamed Maxamud 6 Seynab Maxamed Maxamud 7 Jamac Cali Cabdi 8 Eedo fadumo Moallin Xassan Hadafow 9 Cabdiraxman Xaaji Ahmed 10 Sheik Abukar Sh. Muxumud 11 Maxamed Macallin Daud (Shine) 12 Batulo Macallin Daud 13 Hooyo Canbaro Kulane Barre 14 Habaryar Dahabo 15 Naqwa Cabdiraxman Maxamed 16 Nasimo Candiraxman 17 Aweys Cabdiraxman Maxamed
18 Abdirahman Shiikh Ahmed yare (saalis)
Dhamaan dadka kor ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Allaha u naxariistee marxuum XAAJIYO XALIMO MOHAMED ABUKAR (XILKAS) oo ku geeriyootay magaalada Mogadishu tariikhdu markey ahey 10ka bisha september 2009 waxeyna leeyihiin janatul firdowso allaha ka waraabiyo samir iyo iimaan allaha ka siiyo inta ay ka tegtay (aamiin). |
TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUMAD XAAJIYO XALIMO MAXAMED ABUKAR (XILKAS)
Waxaan halkaan tacsi loogu diraya dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel k