Tacsi, Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman Ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Sheekh Abbe.

0
Sunday August 17, 2008 - 14:49:52 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi, Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman Ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Sheekh Abbe.

    Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Ahlusunna Waljamaac ee Sheekh Maxamed Axmed Sh. Maxamuud (Sheekh Abba)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Ahlusunna Waljamaac ee Sheekh Maxamed Axmed Sh. Maxamuud (Sheekh Abba)





 


Sheekh Abba oo ka duceenaya Siyaarada Sheekh Suufi

Allaah Unaxariistee Waxa Dalka Yeman ku geeriyooday Sheekha Caanka ah ee Ahlusunna Waljamaac ee  Sheekh Maxamed Axmed Sh. Maxamuud (Sheekh Abba)Tacsida Sheekha ayaa waxa looga Tacsiiyay dhamaan Culimada Ahlusuna Waljamaac Meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabada oo sheekha ka geeriyooday iyadoo alle looga baryay inuu samir iyo Iimaan kasiiyo.

Tacsi Tan la mid ah ayaa waxa dirayo Dhamaan Dariiqooyinka Suufiyada Gaar ahaan , Jameecada Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar  Alwarsheekhi, Reer Sheekh Aweys Dheere, Sheekh Maxamed Faqay Yuusuf,  Gaar ahaan
Sheekh Qaasim Sheekh Cabdiraxman
Sheekh Axmed SH: Aweys Sh: Muxidiin
Sheekh C/raxman Sheekh Muxumed
Sheekh Da’ud Sheekh Muxumed
Sheekh Cumar Sheekh Muxumed
iyo Dhamaan Jameecada Reer Sheekh Cabdi  iyagoo Geerida Sheekha kutimid Alle Uga baryay inuu janadii Ka waraabiyo Anagana gadaashiisa uusan na fidneen
Tacsi Tan la mid ah waxa Dirayo
Hogaanka culumada reer faqay oo kala ah
Dr. Maxamed Cumar Abati 
macruuf cumar abati
axmed cumar abati
abuukar cumar abati
shooble cumar abati
iyo xoghaynta dariiqada rufaaci sh cali cumar abati
sheekh caydaruus cumar weli
 sh saalim cumar weli
shariif cali munye
sh cali sh maxamuud (shcali dheere)
iyagoo tacsi tiiraanyo leh u diraayaan  sh abba gaarahaan qoyskii iyo eheladi uu ka geeriyooday sh abba waxayna samir iyo iimaan waxayna ilaahey uga baryeynaa in uu ilaahey geliyo janadii fardowsa inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 

waxaa diyaariyey weriye cali cumar abati email ao_abati@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip