Tacsidaan ayaa waxa dirayo asxaabta ay kamid yihiin
1. Sheekh Da’ud sheikh Maxamed
2. Sheekh Cumar Sheekh maxamed
3. Sheekh Ismaan Sheekh maxamed
4. Maxamed Macalin Da’ud
5. Aanis Cali Wehliye
6. C/raxman Sheekh C/llaahi
7. C/raxman maxamed Cali
8. C/raxman Sheekh Abuukar
9. Abuukar Sheekh Ax’ed Yare
10. Da’ud Macalin C/llaahi
11. Sheekh Isxaaq xaaji Muuse
12. Axmed Cumar Gaab
Dhamaan Asxaabtaani ayaa waxa ay marxuumada eebe uga baryayaan in uu janadi fardowso ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo iimaan
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391483
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83579
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67464
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55017
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53336
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49893
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43801
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43151
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37673
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37627
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 859
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1039
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 965
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 898
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 972
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 992
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 856
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1250
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1071
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 993
Waxa halkaan looga tacsiyeenaa Muxidiin Axmed Cosobow (Muxidiin Sanweyne) oo Xaaskiisa ku geeriyootay Muqdisho.
Maamulka , Shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan Muxudiin Axmed Cosobow oo loo yaqiinay Muxidiin Sanweyne oo xaaskiisa Marxuumad Maryan Xasan Abuukar ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.