
Tahniyadaani ayaa sidoo kale waxa dirayo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh gaar ahaan xafiiska Nairobi asxaabta kala ah .
1. Sheekh Da’ud Sheekh Max’ed
2. Sheekh cumar Sheekh Max’ed
3. Sheekh Cisman Sheekh Maxa’ed
4. Sheekh C/qaadir Sheekh Max'ed
5. Maxamed Macalin Da’ud
6. Aanis Cali Maxamud
7. C/llaahi Qoordheere
8. Sahro Qoordheere
9. Faadumo Qoordheere
10. C/raxman Sheekh C/llaahi
11. C/raxman Maxamed Yuusuf
12. C/raxman Maxamed Cali
13. C/raxman Macalin Yuusuf
14. Abuukar Sheekh Axmed Yare
15. Isxaaq Xaaji muuse
16. Maxamud Bolonyo iyo Xaaskiisa
Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Maxamed Cali oo kumagac dheer Qoordheere iyo Sacdiyo Macalin da’ud oo wiil ugu dhashay Cariga Ingiriiska wiilkaas oo loo bixiyay Cabdimajiid C/raxman Qoordheere waxana la leeyahay soo bar baar oo noqo kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisa anfaca.
Tahniyad Dhalasho Farxad Leh, C/raxman Qoordheere iyo Sacdiyo Macalin Da’ud oo wiil Ugu dhashay Cariga Ingiriiska.
Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Maxamed Cali oo kumagac dheer Qoordheere iyo Sacdiyo Macalin da’ud oo wiil ugu dhashay Cariga Ingiriiska wiilkaas oo loo bixiyay Cabdimajiid C/raxman Qoordheere waxana la leey