Waxey tiray mar ay wadankeeda ku laabatay “Waxaan Hal Hotel wada daganeyn Xulka Brazil marki ay soo galeen Hotelka ayaa Sacab fara badan u dhacay kadib Ronaldinho Aniga ayuu isoo abaaray meel kalana ma eegin socod yar kadib ayuu Gacanta iga qabtay kadibna ishumiyay aad ayaan uga naxay”
Cayaaryahanada ayaa sidoo kale tiri “Habeen ayuu isoo wacay marki aan teleefoonka kaqabtay ayuu idhahay waxaan ahay Ronaldinho waan ku jeclahay ee Qolkeyga iigu imoow markaas ayaan teleefoonka ugu dhiibay sxbtey Ciyaaryahanad ila joogtay asagiina wuu damiyay”
Sidoo kale Cayaaryahanadaan ayaa sheegtay hadiiba ay is shukaansan lahaayeen ay dhab badan kala kulmi leheed xaga wada hadalka waayo ayeey tiri waxa uu ku hadlaa Afka Ispanishka iyo portoqiiska balse ku hadal Englishka wax badan kama yaqaano sidaa darted waxa qasab noqon leheed in an ubaahano Turjubaan.
Cayaaryahanadan ka tirsan Xulka Qaranka Sweden ayaa sidoo kale sheegtay in wax Shalaay ah in aysan uqabin waayo ayeey tiri hadii Cayaaryahan heer qaran yahay anigana waxa aan ahay Cayaaryahanad Qaran ayeey sii raacisay warkeedi .
Ronaldo oo kusii jeeda Naadiga Kubada Cagta Man City
Weeraryahanka Caanka ee Reer Brazil Luis De Lima Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa u ciyaaridda Naadiga Kubadda Cagta ah ee Dalka Ingiriiska Manchester City.
Ciyaaryahanka ku guuleestay 3 jeer Laacibnimada aduunka ayaa wadahal aan too eheyn kula yeeshay wadanka Barzil Naadiga Mancity waxaana laga sugaa in uu wax ka sheego soo bogsigiisa in ta aanan lasoo gabagabeyn wadaxaajoodka.
Hassan Omar Osman
salamaan_8@hotmail.com
Moqdisho Somalia
Ronaldinho oo Jaceyl uqaaday Ciyaaryahanad katirsan Xulka Kubadda Cagta Sweden (Dumarka
Weerayahanka Xulka Kubadda Cagta ah ee Brazil iyo Ac Milan Ronaldinho ayaa Jaceyl uqaaday Gabar u ciyaareysay Xulka Kubadda Cagta ah ee Sweden uga qeyb galay Oleympic Football Women taas oo lagu magacaabo Johanna Almgren.