Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo Dhamaan Culuma’udinka Reer warsheekh iyagoo eebe uga baryay in muxuumka janadi fardowso ka waraabiyo ehelka iyo qaraabada marxuumkana samir iyo iimaan.
Sidoo kale waxa tacsi tan oo kala dirayo Dadka kala ah
waxaa diraayo tacsiidaan dhamaan reer raajiiyo ruquyo maxamuud teesto oo iyo qarabadiisa oo kala jogaan dunida dacaladeeda
0xaajiyo ruquyo maxamuud teesto
1xaajiyo shuuro maxamuud nuur
2xuseen maxamuud nuur
3cumar xaaji juuni
4Xaaji Xuseen Muuse iyo Xaaskiisa madiino maxamud maxamed
5xabiibo maxamuud nuur
6xmed maxamed xaaji juuni
7axmed cali
8maxamed shuceyb
9farxiyo xaaji yaasiin
10faaiso xaji yaasiin
11cabduraxmaan cabdulaahi ciise
12maxamed xaji yaasiin
13 ibraahim xaaji cumar halaf
14haji xaaji cumar halaf
15 abti daauud maxamed muuse
16 abti jabriil maxamed muuse
17 abti axmed maxamed muuse
18 abti ibraahim maxamed muuse
19 abti idiris maxamed muuse
20 abti saciid maxamed muuse
21 faadumo abuukar xaaji juuni
22 ruquyo abuukar xaaji juuni
23 faay cumar xaaji juuni
24 warsame abuukar xaaji juuni
25 shamso maxamed juuni
dhamaan dadkaas iyo dadkaleh oo aan soo koobi karin waxeey tacsiiyo tiiraanyo leh u diraayaan geeridii ku timid Xaaji C/laahi Juuni oo ku geeriyooday Degmada madiina ee Magaalada muqdisho
Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Coll: Xaaji C/llaahi Xaaji Juuni
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha, Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh hawada uga marinayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah Unaxariistee Marxuum Coll Xaaji C/llaahi Xaaji juuni oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho iya