Shiikh Cismaan Xidig iyo xertiisa oo siyaaradi Shiikh Cali Maye Nairobi ku dhigay.(Sawiro)

1
Thursday January 21, 2010 - 14:58:45 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 8054
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiikh Cismaan Xidig iyo xertiisa oo siyaaradi Shiikh Cali Maye Nairobi ku dhigay.(Sawiro)

    Shiikh Cusmaan Sh.Cumar "Xidig" oo ka mid ah mashaa'ikhda ugu waaweyn dalka Soomaliya iyo xertiisa ayaa si weyn magaalada Nairobi ugu xusay siyaarada Shiikh Cali Maye oo sababo amaan loogu qaban waayey degmada Marka ee G/Sh/Hoose .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiikh Cusmaan Sh.Cumar "Xidig" oo ka mid ah mashaa'ikhda ugu waaweyn dalka Soomaliya iyo xertiisa ayaa si weyn magaalada Nairobi ugu xusay siyaarada Shiikh Cali Maye oo sababo amaan loogu qaban waayey degmada Marka ee G/Sh/Hoose .

Shiikh Cismaan Xidig ayaa ka so qeybgalayaashii siyaarada Shiikh Cali Maye waxaa uu ka aqriyey taarikhda Shiikha iyo sidii uu uga soo qeybgalay fidinta diinta ee dalka Soomaliya qarniyadii 20- iyo 19 ee aan soo dhaafnay.

Waxaana uu tibaaxay in Shiikh Maye ahaa daaci qarniyadi ugu adkaa ee Soomalida soo marta kala soo qeybgalay barida diintooda muqadaska ah iyo soo saarida ardey sii fidisa diinta.

Shiikh Cismaan xisig oo ka mid ah culimda ugu caansan Soomaliya dhinaca dariiqada ayaa ka mid ah culimadi ka soo aflaxday Shiikh Maye , waxaana Shikh Cismaan Xidig lagu tiriyaa culimada fara ku tiriska ah ee cilmigii Shiikh Cali Maye u sii gudbisay umada Soomaliyed.

Shikh Cismaan Xidig waxa uu mowlacyo waaweyn oo diinta lagu fidiyo ku leeyahay degmada Ceeldheer ee G/Galguduud sidoo kale waxaa uu mowlacyo kale oo hoostaga ka furanyihiin magaalada muqdisho.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip