
waxaan u hambalyo & bogaadin u direynaa cabdiraxmaan xaaji cabdulaahi & sahro jimcaale maxamed oo wiil ugu dhashay wadanka somaliyo gaar ahaan gobolka shabeelaha dhexe dagma degamada warsheekh
waxaa diraayo hambalyad dhamaan xubnaha uu ka koobanyahay ururka saxafiyiinta somaliyeed ee wadanka talyaaniga oo marka lasoo gaabiyo looyaqaano (USSI) garhaan waxaa tahniyad gaara diraya
1-maxamuud abdulaahi cigalle ( maxamudkoronto)
2-wariye cawaale jaamac salaad(gudoomiyaha USSI)
3- maryan qaran
4- axmed cusmaan muuday
5- maxamed axmed xarboosh
dhamaan wariyaashan iyo kuwa kalaba waxeey tahniyad hawada u marsiinaayaan c/raxmaan xaaji cabdulaahi & sahro jimcaale maxamed oo dhawaan wiil ugu dhashay degmada warshekh g/sh/dhexe wiilkaas oo loo loogu magac daray sid cumar c/raxmaan xaaji cabdulaahi waxaan lee nahay soo barbar noqo kii walidkiis & dadka & diinta iyo dalkaba wax tara ilaahey hakaa dhigo ayaan lee nahay aamin aamin amin
Ururka Suxufiyiinta Somalida Wadanka Talyaaniga Oo Tahniyad Dhalasho udiraya Tifaftiraha Webka Warsheekh