Tacsi: Hadaba haddii aan nahay Culamaa’udiinka , Aqoon-yahanada, Ardayda iyo guud ahaan Jaaliyadda (Ahlu-sunnah Wal-jamaacah) ee Dalkan Malaysia

0
Thursday February 11, 2010 - 21:37:22 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Hadaba haddii aan nahay Culamaa’udiinka , Aqoon-yahanada, Ardayda iyo guud ahaan Jaaliyadda (Ahlu-sunnah Wal-jamaacah) ee Dalkan Malaysia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi
(Innaa Lillaah wa innaa Ileyhi Raajicuun)
(Laa Xowla walaa Quwata Illaa Billaah al-caliyul Cadiim)
(Kullu Nafsin Daaiqatul Mowt)


Walaalayaal Geeridu waa Xaq Qof kastana wuxuu ku dhimanayaa Ajalkiisii Rabbi ugu talo galay Daqiiqad ka hor mari maayo Daqqiiqdna ka dib dhici maayo.

Waxase Diinta ku sugnaaday in Maqaamka Culamadu Siyaadayo ama kordhayo Marka ay Wafaadaan kadib , sida ay Mufasiriin badan oo waaweyni ku fasireen kana qaateen Qowlka ilaahey uu ku yiri Suuratu Duxaa isagoo la hadlaya Rasuulkiisa Muxamad (S.C.W): (WALAL AAKHIRATU KHEYRUN LAKA MINAL UULAA) : ”Aakhirada yaa kaaga kheyr badan Aduunka” Waxayna sheegeen Mufasiriintu in sidaasoo kale ay Culamada Xamalatu Sharciga ahi yhiin Maadaama ay Warathatul Anbiyaa yihiin oo ay Rasuulka ka dhaxleen Diinta iyo Shareecada , Wakiilna ka yihiin Anbiyadii ilaahey (S.W.C), Taas oo Darajo weyn ah.

Hadaba haddii aan nahay Culamaa’udiinka , Aqoon-yahanada, Ardayda iyo guud ahaan Jaaliyadda (Ahlu-sunnah Wal-jamaacah) ee Dalkan Malaysia Waxan Halkan tacsi Tiiraanyo leh uga direynaa Dhamaan Eheladii Asaxaabtii Qaarabadii Ardaydii Axbaabtii iyo dhamaan Bulsha weynta (Ahlu-sunnah Wal-jamaacah) Meel katsta oo ay Caalamka ka joogaan Geerida ku timid Caalimiintii Mashaaikhdii waaweynaa ee ku geeriyooday Shilka Baabuur ee ka dhacay Dalka kenya Culamadaas oo kala ahaa Allaha u Naxariistee:

1- Sheekh Xuseen Maxamad Xaashi.
2- Sheekh Xasan Xirsi Sahal (Sh.Xasan Geyrre).

Labada Caalim waxan Alle uga baryeynaa Raxmadii Alle , iyo inuu Rabbi ku marti qaado degaana uga yeelo Janada ugu sarreysa Janooyinka ee Janatul Firdowsa , inaga dhamaanteena inuu Sabar iyo Iimaan naga wada siiyo (Aamiin-Aamiin-Aamiin).

Sidoo kale waxan Rabbi (S.W) uga baryeynaa Mashaaikhda Dhaawaca ah inuu Dhaawacooda si dag-dag ah Rabbi noogu Bogsiiyo, (Aamiin-Aamiin-Aamiin).

Culamaaudiinka,Aqoon-yahanada,Ardayda iyo Jaaliyadda (Ahlu-sunnah Wal-jamaacah) Wadanka Malaysia ee Tacsida diraya waxaa kamid ah:

1. Proff: Xirsi Maxamad Hilowle.
2. Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur – (Imaam) .
3. Xaaji Maxamad Cawil Maxamuud.
4. Sh. C/qaadir Sh.Maxamad Mataan-(Sh.Colow).
5. Sh. Muzamil Xasan Hudow.
6. Sh. Maxamad Muuse Faarax.
7. Sh. Cali Macalin Muuse.
8. Macalin Daahir Faarax Nuur.
9. Maxamd C/raxiim Shaaciye.
10. Axmad C/raxiim Shaaciye .
11. Muuse Cali Macalin.
12. Jaamac Maxamad Danane.
13. Hashim Cadaani Baa-xasan.
14. Aadan Xasan Isxaaq.
15. Yuusuf Maxamad Muudey.
16. Axmad Qaasim Maxamad.
17. Axmad Ismacil Cabdi.
18. C/lahi Ismacil Xasan.
19. Sucaad Macalin Maxamuud Sh.xasan.

Waxaa kaloo Tacsida diraya dhamaan Jamaacada Reer (Macalin-Nuur Maxamad Siyaad) ee Malaysia.

1. Maxamd Axmad Macalin-Nuur.
2. C/alhi Axmad Macalin-Nuur.
3. C/raxman C/lahi Macalin-Nuur.
4. Xasan C/lahi Macalin-Nuur.
5. Maxamad Muxyidiin Macalin-Nuur.
6. Zahra Xasan Gacal.
7. Caasha Sh.Muxumad Maracadde.
8. Muna Maxamud Macalin-Nuur.
9. Sacdiya Maxamud Macalin-Nuur.
10. Nimca Maxamud Macalin-Nuur.
11. Muniira Maxamad Sheekh.

W/D: Sh.C/qaadir Sh.Maxamad Mataan-(Sh.Colow).
E-mail: shcolow@hotmail.com
Mobile: 0060-173817184
Kuala Lumpur-Malaysia.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip