1- saacadda waa bacdal maqrib 6:30
2- waqtiga laqabandoono waa habeenka talaadada ah. 23 feb.2/2010
3- - kasooqeebgalayaasha waa dhammaan ardayda jaamacadda iyo maamulka jaamacadda qeebihiisa kaladuwan.
4- waxana xalfladda qabanqaabinaya guddi loo xilsaaray oo kala ah sidaan :
-1- xasan macalim maxamuud samatar xasan albasri guddoomiyaha udurka ardayda somaliyeed ee jaamacadda ahagaff Somaliya
2- khadiib cumar khadiib .............. ..Tansaaniya
3- baabadiin c.raxmaan badawi....... . Kenya
4- saalim saalim ....................... ......Ugaandha
5- sabaax nuur.............................. comoro
6- dulqadar........................................Induniisiya
7- maxamad muuse cabsiiye.................Dj.jabouti
8- sheekh cumar karambiira................... burkiina faasa.
9- salmaan sawaani........................ ...Taylaandi
iyo xibna kale uu kashaqeendoona.
1- Guddiga . diyaarinta cashada .
2- Guddiga . soodhaweenta iyo mowliidka . iyo anaashiidooyinka.
3- Guddiga . qasiidooyinka
4- madaxa xaririyaha barnaamijka
5- Guddiga .taransportationka.
6- Guddiga .invitation ka
wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir :
• sheikh hassan albasri
• tel:-967/734543792
• www.albisri.4t.com
• www.almaschool.wordpress.com iyo waliba webka jmaacada oo ah www.ahgaff.edu
• Ahgaff university
Ogaysiis muhiim oo ku saabsan munaasabada mowliidka nabiga scw oo ka dhacaysa yeman
Maamulka ururka ardayda Soomaaliyeed ee Ahlusunna Waljamaaca ee waxkabarta dalka yemen khaasatan jaamacadda ahgaff ayaa Waxeey ogeysiinayaan Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff iyo jaamacadahakaleba in la qaban doono Ixt