Ururka Jaamacada Carabta oo cambareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Dowlada Yahuuda

0
Wednesday March 03, 2010 - 19:42:39 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Jaamacada Carabta oo cambareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Dowlada Yahuuda

    Bayaan uu maanta ururka jaamacada carabta ka soo saaray magaalada qaahira ee xarunta wadanka maser ayaa waxaa lagu cambaareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay xukuumada yahuuda oo ahaa in ay aqoonsaneeyso m/mulka soomaali-land

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bayaan uu maanta ururka jaamacada carabta ka soo saaray magaalada qaahira ee xarunta wadanka maser ayaa waxaa lagu cambaareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay xukuumada yahuuda oo ahaa in ay aqoonsaneeyso m/mulka soomaali-land

 
Sido kale bayaanka ayaa lagu xusay in xiligaan aay habooneeyn in yahuuda soomaaliaya ay kala qeeybiso iydoo xiligaan soomaliya aay ka maqan yihiin dhulaal aad u fara badan
 
Bayaanka ayaa lagu xusay in jaamacatul carab doowladaha carabta ee ku jira ayna aqoonsaneeyn maamulkaasi uuna yahay maamuul gobaleed waxaana aqoonsanahay xukuumada iminka soomaaliaya ka jirta uu madaxweeynaha ka yahay shiikh shariif shiikh axmed
 
Waxa ayanu beesha caalamka ka dalbaneeyna in xukuumadaa jaamacatul carab ka tirsan ee soomaaliaya laga gacan sidii ay isu taagi oo kala qeeyb qeeybinta iminka lala damacsan yahay eey ugu bixi laheeyd
 
Si kastaba ha ahaate bayaankaan  ka soo baxay jaamacada carabta ayaa imanaya xilli doowlada yahuuda ay sheegatay in aay aqoosaneeyso m/mulka soomaali-land in uu ka madax banaan yahay dowlada soomaaliya
 
Iyadoona doowalda keenya ee soomaaliaya daris wadaag ee yihiin ayaa iyana ka dalbatay doowlada yahuuda in ay ka gacan siiso dhibaatada argagixiso ee ku sii baaheeyso gudaha wadanka soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip