Mudaaharaad balaaran oo galabta ka dhacay Magaalada Uumiyo ee Waqooyiga Iswiidhan kaasoo...

0
Tuesday June 01, 2010 - 00:44:11 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaaharaad balaaran oo galabta ka dhacay Magaalada Uumiyo ee Waqooyiga Iswiidhan kaasoo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad careeysan isla markaana ka xun xadgudubka Yahuuda ay u geeystaan Shacbiga Muslimiinta ee Reer Falastiin ayaa maanta gelinki dambe isugu soo baxay fagaaraha Rodhudtoryet ee Magaalada Uumiyo, dadweynaha ayaa si nabada u soo bandhigay sida ay uga xun yihiin ficilada gaar ahaan ficilkii ugu dambeeyay ee ay Milatariga Israa'iil ku weerareen markabkii siday gargaarka iyo samadoonayaashii u istaagay caawinta Ummada reer falastiin.

Weriyaha shabakada warsheekh.com uga soo warama Waqooyiga Iswiidhan ayaa intaa ku daraya in Soomaali, Ciraaqiyiin, Afganistaaniyiin iyo Kurdiyiin aay la socdeen shacbigii reer Iswiidhan kuwaasoo ka kala yimid xaafadaha Uumiya.

Gobolkaani Vasterboten waxaa ku badan dadyoow kala jinsi ah waxaayna galabta u soo bandhigeen aragtidooda si mideeysan, waxaayna socdaalkooda ku soo kala bixiyeen Bartamaha Magaalada.

Wixii ka soo kordha mudaaradaadyada looga soo horjeedo cadaawada Yahuuda ee Shacbiga Reer Falastiin kala soco shabakada warsheekh.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip