Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Maanta guubihii aay dowlada qabsatay +Sawiro

0
Thursday June 03, 2010 - 17:15:01 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Maanta guubihii aay dowlada qabsatay +Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowladda ayaa waxaay la wareegeen gebi ahaan degmada Cabdul-casiis iyo qeybo ka mida Kaaraan, Shibis, Boondheere iyo Howlwadaag, waxaana aay Duhurka ku sii durgayeen Xarunta Degmada Kaaraan iyo Saldhigyada Shibis iyo Kaaraan iyadoo afka hore aay joogaan Nasiibuundo, Isgoyka Liido, iyo Saldhiga Howlwadaag.

Suxufiyiin ka kala socota warbaahinta gudaha ayaa gaaray meelaha aay dowlada qabatay maanta. Waxaana halkaasi  shir Jaraa'id ku qabtay Taliyaha Ciidanka Lugta Dowlada KMG Gacmadule isagoo ku nuunuuxsaday inaay horey u sii socon doonaan ilaa laga sifeynayo Dalka Kooxaha Mucaaradka siduu hadalka u dhigaye, waxaayna shabakada warsheekh.com idin soo gudbinee sawirada hor dhaca a:

 Xigasho


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip