Audited By Iblis Kematian And All Gerandong Team 2010

0
Tuesday October 26, 2010 - 14:16:21 in News In English by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Audited By Iblis Kematian And All Gerandong Team 2010

    # IMPROVE IMMEDIATELY BEFORE Vulnerabilities this WebSites before BROKEN by CRACKER or BLACK HACKER!!! This Websites content is nice and informative. I Like it ... But to be honest its design is very sad because he did not pay attention to security a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

# IMPROVE IMMEDIATELY BEFORE Vulnerabilities this WebSites before BROKEN by CRACKER or BLACK HACKER!!! This Websites content is nice and informative. I Like it ... But to be honest its design is very sad because he did not pay attention to security at all. Username and Password can be viewed easily ... # WARNING FOR ALL WEB ADMIN and all owners of websites, that "NO SYSTEM PERFECT". Never to feel proud of been perfect, continue to monitor your websites and security updates. Arrogance is only a stumbling block that will make you fell alone ... # We do not delete the data and not destructive. # We're just looking for security holes and alert site in correct order, before being corrupted by Black hacker / cracker

Afhayeenka Ahlusunna Waljameeca ee gobolada dhexe Sheekh C/raxmaan Abul-Yuusuf Al- Qaadi ayaa ka warbixiyay falkii shalay lagu dilay culimo waaweyn oo ka tirsan dadka deegaanka ee ku dhaqan degmada Cadaado, kuwaasi oo dadka bari jiray Diinta, iyadoo loo dilay sababo la xiriira in ay gacan saar la lahaayeen xoogaga Ahlu sunna Waljameeca.


"Waan ogeyn in gafuur duubta Khawaarijta ah ay dadka wax garadka ah ku leyn doonaan Cadaado, iyadoo hadda la keenay maleeshiyo lagu soo tababaray Ceel Buur oo loo keenay inn ay ugaarsadaan dadka wax galka ah ee ku haray deegaanadaas, kuwaasoo sameeyay maamul hoostaga kooxaha Khawaarijta ah" ayuu yiri Afhayeenka oo sheegay maamulkii Ximin iyo Xeeb mar hore lagala wareegay talada deegaanka.

Al- Qaadi ayaa ku eedeeyay maamulka Ximin iyo Xeeb in ay iyagu ka dambeeyeen falkii shalay iyo xalay ka dhacay degmada Cadaado oo uu sheegay in rag wajiga soo duubtay oo watay gaari Rinood ah ay shalay casarkii bartamaha magaalada Cadaado ku dileen laba shiikh oo dadka bari jiray Diinta Islaamka iyo Sunnada Nabigeyna Muxammed (NNKH), kuwaasi oo loo dilay oo kaliya maxaad dadka Diinta iyo Caqiidada suuban dadka u bartaan.


"Dhiigga Khawaarijta kama fadli badna kan Ahlusunna Waljameeca waxaana naga go'an goor dhow in aan gaari doona meelaha ay ku suganyihiin kooxaha gafuur duubta ah, ayna ka shalaayi doonaan dhibaatada ay ku hayaan deegaanka iyo diinta ay ku soo duuleen" ayuu yiri Afhayeenka oo dhinaca kale heshiiskii Ahlusunna iyio dawlada dhex maray ku tilmaamay mid la mid ah qof dhintay oo la aasay loona tacsiyeynayo, balse uu sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal cusub oo ay xiligan la galaan dawlada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip