Yaa ku Guuleystay Fanaanka Sanadka 2010-2011,Axmed Biif vs Maxamed Lafoole

0
Monday January 09, 2012 - 15:11:55 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa ku Guuleystay Fanaanka Sanadka 2010-2011,Axmed Biif vs Maxamed Lafoole

    Waxaan Maanta idiin soo Gudbineynaa Codeyntii Finalka Fanaanka Sanadka 2010-2011 oo ay u Ku Loolamayeen Musharixiinta kala ah Maxamed Xasan Xuseen' Lafoole' iyo Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' waxaana 2 musharax ay codeynto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Maanta idiin soo Gudbineynaa Codeyntii Finalka Fanaanka Sanadka 2010-2011 oo ay u Ku Loolamayeen Musharixiinta kala ah Maxamed Xasan Xuseen' Lafoole' iyo Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' waxaana 2 musharax ay codeyntoodu socotay Finalka mudadii u dhaxeysay 27-12-2011 ilaa 7-1-2012. Santuuqa Codeynta Finalka ee dhinaca Wiilasha oo Maanta la furay.


Marka hore aan ku bilowno Tirinta Codadka Musharaxa Lafoole waxaa u codeeyay.




Cabdalla Salaad Kugeey London

Aweys amiin Maxamed USA


Roodo Jimcaale Abuukar UK

Maxamed Cali Xasan K.Afrika

Kooshin Maxamed Faarax USA

Cali Xasan Maxamed Yaman

Cabdiwahaab Cali Nuur Hargeysa

Muqtaar Maxamed abuukar USA

Cabdulaahi Diiriye Cabdi Jalalaqsi

Maxamed Cabdi Muxumed Hargeysa

Xasan Maxamed cabdulqaadir Kenya

Cali Cabdi Jaamac Muqdisho



Alfanaan Maxamed Xasan Xuseen' Lafoole' waxa uu helay 12 Cod.


Hadana waxaa la tirinayaa Codadka Musharaxa Axmed Biif.




Cabdulqaadir Maxamed Cumar' Dahablow' Hoolan


Ismaaciil Xuseen Cumar USA

Mustafe kamaal Xaaji Iswidhan

Ibraahim Axmed halaf Hoolan

Cabdulqaadir Xuseen tuurxume K. Afrika

Maxamed Cali Cabdi Boosaaso

Maxamed Xuseen yoonis Hindiya

Liibaan Xuseen Cali Iswidhan

Xasan Maxbuub Mursal Hargeysa

Mowliid Maxamed Xirsi USA

Qaalid Maxamed Xasan Itoobiya

Cabdulqaadir Cumar Amiin ITaly

cabdiraxmaan Cali Axmed Burco

Nuur Maxamuud Khaliif Gaalkacyo

Cabdulaahi Axmed Cilmi k.Afrika

Ciise Cali Cabdi Iswidhan

Axmed Maxamed wehliye Kenya

farax Jaamac Muxumed hargeysa

Muxiyadiin Xasan Macalin Muqdisho

Xuseen yuusuf Xaaji Kenya


Alfanaan Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' waxa uu helay 20 Cod.

Waxaa Halaabay 2 cod.


Sidatan ayey Musharixintu kaalimaha 1,2,3,4 u kala galeen 4tii Musharax ee isagu soo haray Finalka iyo Samifinalka Codeyntii Loo qaadayay Fanaanka Sanadka 2010-2011.

Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' Kaalinta 1aad Fanaanka Sanadka 2010-2011.

Maxamed Xasan Xuseen' Lafoole' Kaalinta 2aad Fanaanka Sanadka 2010-2011

Cabdixakiin Xasan Xuseen' Cabdi Diini' Kaalinta 3aad fanaanka Sanadka 2010-2011,waxa uu ku haray Sami finalka.

Cabdi shire Jaamac' Jooqle' Kaalinta 4aad Fanaanka Sanadka 2010-2011,Waxa uu ku haray Sami finalka.

Codeynta Fanaanka Sanadka 2010-2011 ayaa soo bilaabatay 16-11-2011,waxaana ay ka koobneyd 3 wareeg,wareega 1aad,Sami finalka iyo Finalka.

Waxaan Halkaan uga hambalyo uga direynaa Fanaanka ku guuleystay Codeyntii loo qaadayay Fanaanka Sanadka 2010-2011,Axmed Cabdikariin Maxamed 'Axmed Biif' iyo Fanaaniinta Kaalimaha 2,3,4 kala galay Maxamed Xasan Xuseen' Lafoole',Cabdixakiin Xasan Xuseen' Cabdi Diini',Cabdi shire Jaamac' Jooqle' iyo Fanaaniintii ka qeybgashay Codeyntii Loo Qaadayay Fanaanka Sanadka 2010-2011 iyo dhamaan dadweynihii ka codeeyay Gudaha iyo dibada.

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'

Uurdoox2011@hotmail.com


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip