Maamulka Hirshabeelle oo ku guuleystay in uu xareeyo Cutubyo kamid ah Ciidanka Booliiska DG

0
Monday November 05, 2018 - 08:47:21 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hirshabeelle oo ku guuleystay in uu xareeyo Cutubyo kamid ah Ciidanka Booliiska DG

    Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabelle Mudane Ali Gudlaawe Hussein ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DG HirShabelle ee magaalada jowhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabelle Mudane Ali Gudlaawe Hussein ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DG HirShabelle ee magaalada jowhar.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa warbixino looga dhageytay Qaar kamid ah Xubnaha Golaha Wadiirada HirShabelle.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Mudane Cqaadir Jeelle ayaa sheegay in lagu guuleystay in la xareeyo oo tababar loo furo Cutubyo kamid ah Ciidanka Booliiska DG HirShabeelle tirada Ciidanka ee la xareeyay ayaa gaaraya ku dhowaad 100 Askari waxayna horudhac u yihiin 800 oo Ciidamo boolis ah oo loo Tababarayo DG HirShabeelle.

Sidoo kale waxaa meel gabagaba ah maraya Aqrinta Hinse Sharciyeedka Ganacsiga iyo Warshadaha oo hore ay u soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga DG HirShabeelle.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip