Yaa u soo baxay Wareega Labaad Fanaanadda Sanadka 2010-2011, Fanaaniintii Loolanka adagi u dhaxeeyay.....
Waxaan Maanta idiin heynaa Sida ay u dhacday Natiijadii Codeynta Loo Qaadayay Fanaanadda Sanadka 2010-2011,waxaana ay socotay Codeyntu 26-11-2011 - 6-12-2011.iyadoo laga doonayay inay Wareega labaad u soo gudbaan 4ta hobol ee ugu cod bata, Waxaana Co
Waxaan Maanta idiin heynaa Sida ay u dhacday Natiijadii Codeynta Loo Qaadayay Fanaanadda Sanadka 2010-2011,waxaana ay socotay Codeyntu 26-11-2011 - 6-12-2011.iyadoo laga doonayay inay Wareega labaad u soo gudbaan 4ta hobol ee ugu cod bata, Waxaana Codeyntu ay u dhacday sidatan. Codeyntaan waxaa ka qeybgalay Fanaaniinta kala ah.
Seynab Labo dhagax
Nimco Dareen
Farxiyo Fiska
Ubax Fahmo
Fartuun Birimo
Ikraan Caraale
Raxmo Ruuxi
Aamino Dhool
Shamso Shumeey
Shukri Sendiko
Aamino Kuluc.
Hadaba Waxaa la furay Santuuqii Codeynta.
Nadiir Bile Xaaji Norwey Seynab 2 dhagax
Aweys Siidoow Amiin USA Ikraan Caraale
Maxamuud Xasan iid Denmarki Farxiyo Fiska
Cabdi Xasan Cabdi Iswidhan Ikraan Caraale
kooshin Maxamed Faarax USA Farxiyo Fiska
Maxamed Khaliif Xasan Boosaso Seynab 2 dhagax
Cabdi Xuseen Faacuul Iswdhan Fartuun Birimo
Maxamed Xuseen Sancade Iswiserland Ikraan Caraale
Cabdikariin Aadan Xasan K.Afrika Seynab 2 dhagax
Cabdinaasir Axmed Khaliif Hargeysa Nimco Dareen
Maxamed aXMED cUMAR iSWISERLAND F.Birimo
Farxiyo Cabdiwahaab Maxamed Boosaaso F.Fiska
Shakiib Cabdiraxmaan Maxamed Hindiya Nimco dareen
Cabdulqaadir Maxamed sheekh Norwey Ikraan Caraale
Maxamed Cali Xasan K.Afrika Ikraan Caraale
Ciise Axmed garaad Soofe Giriiga Nimco dareen
Sacdiyo Cabdikariin Axmed Kenya Seynab 2 dhagax
Farxiyo Ismaaciil Cabdi Hargeysa Fartuun Birimo
Waxaa halaabay 7 cod,Wareega labaad ee Codeynta loo qaadayo Fanaanadda Sanadka 2010-2011 waxaa u soo gudbay
Fartuun Birimo oo heshay 3 Cod
Seynab 2 dhagax waxa ay heshay 3 Cod
Nimco dareen waxa ay heshay 3 Cod
farxiyo Fiska oo heshay 3 Cod
Ikraan Caraale oo heshay 5 cod.
Wareega labaad waxa uu bilaaban doonaa hadii alle idmo 12-12-2011,waxaana wareega kama dambeysta u gudbi doona 2 ugu cod bata.
Yaa u soo baxay Wareega Labaad Fanaanadda Sanadka 2010-2011, Fanaaniintii Loolanka adagi u dhaxeeyay.....
Waxaan Maanta idiin heynaa Sida ay u dhacday Natiijadii Codeynta Loo Qaadayay Fanaanadda Sanadka 2010-2011,waxaana ay socotay Codeyntu 26-11-2011 - 6-12-2011.iyadoo laga doonayay inay Wareega labaad u soo gudbaan 4ta hobol ee ugu cod bata, Waxaana Co