Ciidamadi Militariga oo la wareegay gacan kuheynta degmada Kaaraan. (Sawiro)

0
Sunday April 25, 2021 - 13:39:02 in Wararka by
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadi Militariga oo la wareegay gacan kuheynta degmada Kaaraan. (Sawiro)

    War deg deg ah oo iminka inaga soo gaarayo dhaq dhaqaaqi ciidan ee iminka ka socda magaalada muqdisho ayaa sheegaya in gabi ahaan Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ee iminka la wareegeen gacan kuheyntiisa ciidamadi Militariga ee ka biyo diidanaa s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah oo iminka inaga soo gaarayo dhaq dhaqaaqi ciidan ee iminka ka socda magaalada muqdisho ayaa sheegaya in gabi ahaan Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ee iminka la wareegeen gacan kuheyntiisa ciidamadi Militariga ee ka biyo diidanaa siyaasada mudane Farmaajo.
Isgoyska Sanca oo ah halbowlaha isku xira wadada wadnaha kaasi oo sidoo kalena kala qeybiya Degmooyinka Kaaraan, Shibis iyo Yaaqshid.

 
Saraakiisha hoggaamineysa ciidankan ee ka yimid furimaha dagaalka ayaa sheegay inay ka gadoodsan yihiin muddo kordhinta Madaxweyne Farmaajo.

Waxa kale oo ay saraakiishu sheegeen inay isku sii ballaarin doonaan deegaano horleh oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowlada federalka iyadoo xalay dadaalo lagu doonayay in lagu joojiyo ciidamadan ay guuldareysteen.

Ciidamadan ayaa ka yimid gobolka Sh/dhexe iyadoo wararka ka imanaya gobolkaasina ay sheegayaan in ciidamo horleh ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip