Shir lagu Tagerayay Waax iyo Waadi oo lagu qabtay Denimark

0
Saturday October 30, 2010 - 21:19:36 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir lagu Tagerayay Waax iyo Waadi oo lagu qabtay Denimark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhawaan lagu qabtay magaalada Kalunborg ee wadanka Denmark xaflad balaaran oo lagu taageeraayay maamul goboleedka waax iyo waadi waxaana ka soo qeyb galay dhamaan taageerayaasha ku abtirsada waax iyo waadi ugu horeyn waxaa halkaasi kahadlay kuna furay aayadaha quraanka kariimka maxamuud shariif sheekh muxyadiin waxaa kale oo fikradiisa halkaa kasoojeediyay cabdi cali geedi kana hadlay waxa ay tahay maamul goboleed taas oo ay macnaheedu tahay in loo baahanyahay maamul goboleed taas oo ay katarjumayso baahida looqabo nabad ka islaaxdo dhamaan dhulweynaha Soomaaliyeed
waxaa kaloo kulanka ka hadlay gudoomiyaha bahweynta waax iyo waadi ee denmark ahna afhayeenka iskandaneefiyanka marwo shamso maxamuud xasan oo loo yaqaano ugaasada iyadoo ku fogaatay dadaalka loo maray maamul goboleedkan kuna bogaadisay bulshoweynta ku abtirsato iney hor muud u noqdaan nabada soomaaliya waxaa kaloo ka hadslay Maamo Faadumo Muxudiin Maxamed Hiraabe oo loo yaqaano culumo iyo gudoomiye ku xigeenka Luul Cali Muuke, Raxmo Maxamed Geedi, Maryan Cumar Caraay, Xaawo Jarmal,Xaawo Cali Kaambe oo ka mid ah xubnaha ugu firfircoon ee ururka iyo marti sharaf kale oo aad u fara badan kuwaasoo ka kala yimid dhamaan magaalooyinka ey ka kooban tahay denmark waxaa kaloo halkaas ka hadlay mudane xasan cali muuke oo ka mid ah jaaliyada swedan oo shirka lagu casuumay dhamaan intii kasoo qeyb gashay waxey ku faaneen guusha weyn ee usoo hoyatay bulshoweynta soomaaliyeed bahda waax iyo waadina ey horseed ka tahay. Dhaman Gudigan waa Gudiga ama ama Golaha Waakilada Waax iyo Wadi ee wadanka Denmarki Sh Maxamuud Sh Shariif Sh Muxudiin Cabdi Cali Geedi Shamso Maxamuud Xasan (Ugaasada) gudoomiya waax iyo waadi ee Damrki Luul Cali Muuke Raxmo Maxamed Geedi Sacdiyo Cumar Cali Culumo Nuur Hadaafoow Faadumo Xuseen Tooxoow Nafiso Maxamed Shuqaale Xaawo Jarmal Maryan Cumar Caraaye Xaawo Cali Maxamed Raaxo Axmed Maxamed Wabilahi Towfiiq W/D Ugaas Mahad Kala Xariir Waxi talo iyo Tusalo ah fadlan Emailkan Mahad554@yahoo.co.uk

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip