Tacsi: Marxuumad Maamma Bintowow Ow Max.ed Mugdi

0
Monday November 08, 2010 - 23:18:58 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuumad Maamma Bintowow Ow Max.ed Mugdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh gaar ahaan dadkani hoos ku xusan waxey tacsiyo tiiraanyo leh hawada umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxaristee Marxuumad Hooyo Bindow Ow Maxamed oo magaalada Muqdisho ku geeriyootay

1 siid cali macalin seerjito
2 xaaji cusmaan max.ud cali
3 xaaji axmed abukar baasalle
4 cantar xaji axmed abukar iyo xaaskiisa
5 saciid xaji axmed abukar iyo xaaskiisa
6 aniso xaji axmed abukar iyo dhaman qoska reer xaji axmed abukar basale
7 c.lahi cali basale iyo xaaskiisa bini axmed
8 cali xasan goobe iyo xaaskiisa samiiro max.ed xasan basale iyo caruurtoda
9 xaawo xaji xasan c.lle
10 maryan xaji max.ed xasan (qayla quute) iyo dhamaan qoyska reer xaji max.ed xasan
11 xaji cabdi xaji axmed (yoogo)
12 xaawo luul xaji axmed (yoogo) iyo dhamaan qoyska reer xaji axmed (yogo)

dhamaan dadkaan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer xaaji max.ud hadaafow oo hooyadod maamma bintowow ow max.ed mugdi ku geriyootay 6dii november magaalada mugadisho waxey ilaahey uga baryayaan inuu janatul firdoso ka waraabiyo qosykii iyo eheladii ay ka tagtayna uu ilaahey ka samir iyo iimaan kasiiyo aamiin aamiin aamiin...

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip