TACSI: Allaha u naxariisto weriye Hindiya Xaaji Maxamed

0
Friday December 04, 2015 - 00:51:46 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI: Allaha u naxariisto weriye Hindiya Xaaji Maxamed

    Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, waxaa tacsi u diraya dhammaanba bahdii ay la shaqeyn jirtay oo isugu jira madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Hay'adda Wadahadalka Bulshada CCD iyo weriyeyaal, waxayna ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, waxaa tacsi u diraya dhammaanba bahdii ay la shaqeyn jirtay oo isugu jira madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Hay'adda Wadahadalka Bulshada CCD iyo weriyeyaal, waxayna magacyadooda kala yihiin:-


Ciise Axmed Cumar – Guddoomiyaha Hay’adda CCD
Ismaaciil Xaaji Maxamuud – Madaxa Operation-ka
Imaam Maxamed Yuusuf – Imaamka beelaha Muddulood
Maxamuud Cali Ugaas – Sii hayaha xilka Ugaaska Muddulood
Sheekh C/qaadir Soomow
Sheekh Axmed Shuqul
Sheekh Cumar Xerow
Sheekh Suufi Yare
Canab Xasan Cilmi K/Xigeenka Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka
C/Kaafi Maxamuud Makaraan Guddoomiyaha dhallinyarada G/Banaadir
Cali C/raxmaan Guddoomiyaha ururka dhallinyarada degmada Xamar Jajab.
Jan. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) – Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir
Jawaahir Baarqab – Guddoomiyaha ururka Haweenka G/Banaadir.

Weriyeyaasha:

Salaad Iidow Xasan (Xiis) – Tifaftiraha Website-ka Codka Soomaalida
Yaxye Maxamed Faarax
C/qaadir Koronto
C/risaaq Maqosle
Jamaal Cusmaan
Yaxye Cali Faarax
C/Casiis Xasan IBraahim (Golf)
Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo)
Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto)
Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
C/llaahi Macallim Maxamed (Naanow)
Maxamed Maxamuud Cali (Jibaax)
C/llaahi Xasan Axmed (Sheeqaalow)
Cabdalla Maxamed Muxudiin (Coonka)
C/risaaq Maqosle iyo weriyeyaal kale.

Dhammaan madaxda, mas’uuliyiinta, culimada, odayaasha dhaqanka, weriyeyaasha iyo bahda Hay’adda CCD waxay leeyihiin ehelada, asxaabta iyo dhammaanba qaraabada ay ka geeriyootay weriye Hindiya Xaaji Maxamed, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha ka siiyo ehelada, qaraabada iyo asxaabtii ay ka tagtay AAMIIN…AAMIIN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip