Gen Morgan Iyo Saaxiibadii Alla Ha U Naxariiste Gen Maxamed Cali Samatar Oo Tacsi U Diraya Ehaladiisa

0
Saturday August 20, 2016 - 14:25:05 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 2385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gen Morgan Iyo Saaxiibadii Alla Ha U Naxariiste Gen Maxamed Cali Samatar Oo Tacsi U Diraya Ehaladiisa

    Kadib Geeridii Gen Maxamed Cali Samatar rag badan oo u badan raggii aqoonta durugsan u lahaa Maxamed Cali Samatar gaar ahaan sida goonida ah saaxiibka u la ahaa Gen Maxamed Cali Samatar iyagoo wada joogga Garoowe ay tacsi u dirayaan illaahay ha u nax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Geeridii Gen Maxamed Cali Samatar rag badan oo u badan raggii aqoonta durugsan u lahaa Maxamed Cali Samatar gaar ahaan sida goonida ah saaxiibka u la ahaa Gen Maxamed Cali Samatar iyagoo wada joogga Garoowe ay tacsi u dirayaan illaahay ha u naxariistee eheladii iyo qaraabadii Gen Maxamed Cali Samatar .

Magacyada.

•Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf

•Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan

•Gen Cabdi Cismaan Firdhiye

•Gen Axmed Maxamed Sh Amed Dheere

•Gen Axmed Sh Maxamed

•Dr Mamaxmed Cabdi Baydhabo



Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuusn.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip