Dhamaan Dadweynaha Muslimiinta Gaar Ahaan Umada Somaliyeed ee kunool Cariga Ingiriiska waxa la ogeysiinaya in Magaalada Landon ee Caasimada Dalka Ingiriiska Lagu Qaban Doono Xuska ama Siyaarada Shiikheena Weyn ee Sheekh C/raxman Bin Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.
Hadaba dhambaal ay shabakada Warsheekh Soo gaarsiiyeen Gudiga Abaabulka Siyaarada ayeey tilmaameen in munaasabada Siyaarada ay socon doonto mudo 3.Maalin ayna qur'aan Aqriska Siyaarada Bilaaban Doonto 15.Dec.2010 lana soo gaba gabeyn doono 18.Dec.2010
Ciwaanka Madasha Siyaarada:
South London (Konfurta London)
Community Hall
Dee Side Road SW17 1ZZ
Magacyada Gudiga Abaabulka Siyaarada:
Hadaba Lasoco Munaasabadan Qiimaha badan ee diniga ah ee lagu Xusayo Culuma'udiinka Somaliyeed ee ugo'ay Fidinta iyo Nooleynta Diinta Islaamka.
Kasoo Qeybgal Wanaagsan.
Xafiiska Shabakada Warsheekh
Konfurta Magaalada Landon
Siyaradi Sh: C/raxman Ow Cumar oo lagu Qabanayo Landon