Ogeysiis: Siyaaradi Sh: C/raxman Ow Cumar Oo Lagu Qaban Doono Landon

0
Monday December 06, 2010 - 23:44:34 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Siyaaradi Sh: C/raxman Ow Cumar Oo Lagu Qaban Doono Landon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Dadweynaha Muslimiinta Gaar Ahaan Umada Somaliyeed ee kunool Cariga Ingiriiska waxa la ogeysiinaya in Magaalada Landon ee Caasimada Dalka Ingiriiska Lagu Qaban Doono Xuska ama Siyaarada Shiikheena Weyn ee Sheekh C/raxman Bin Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.


Hadaba dhambaal ay shabakada Warsheekh Soo gaarsiiyeen Gudiga Abaabulka Siyaarada ayeey tilmaameen in munaasabada Siyaarada ay socon doonto mudo 3.Maalin ayna qur'aan Aqriska Siyaarada Bilaaban Doonto 15.Dec.2010 lana soo gaba gabeyn doono 18.Dec.2010


Ciwaanka Madasha Siyaarada
:
South London (Konfurta London)
Community Hall
Dee Side Road SW17 1ZZ

Magacyada Gudiga Abaabulka Siyaarada:
  1. Gudiga Abaabulka Siyaarada
  2. Sheekh Maxamed Kulmiye Axmed
  3. Sheekh Daahir
  4. Xaaji Xasan Sabriye
  5. Xaaji Da'ud Maxamed Raage
  6. Axmed Heysow
  7. Xaaji Cabdiraxman Maxamed Maxamud (C/yare),
  8. Xuseen Xasan Sabriye
  9. Salaad Cilmi


Hadaba Lasoco Munaasabadan Qiimaha badan ee diniga ah ee lagu Xusayo Culuma'udiinka Somaliyeed ee ugo'ay Fidinta iyo Nooleynta Diinta Islaamka.

Kasoo Qeybgal Wanaagsan.

Xafiiska Shabakada Warsheekh
Konfurta Magaalada Landon

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip