Waxaa Tahniyada Cawo iyo Ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Cabdi Cabdullaahi Cabdi iy Shukri Daahir Xuseen oo 19-ka Dicember 2010- ku aqal galay magaalada london ee wadanka ingiriiska.
Tahniyada waxaa diraya qaar ka mid ah ehelada, qaraabada, iyo asxaabta waxeyna leeyihiin dhamaan Cabdi iyo Shukri Cadey noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr qaba ka hela Aamiin Aamiin Aamiin.
Dadka diraya Tahniyada waxa ay kala yihiin sida tan:
Waalidka iyo Walaalaha
1) Aabo Daahir Xuseen
2) Hooyo Xaawo Axmed Cali
3 )Caasho Daahir Xuseen, Seygeeda iyo Caruurteeda
4) Axmed Daahir Xuseen, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
5) Nuur Daahir Xuseen
6) Falis Daahir Xuseen
7) Fahmo Daahir Xuseen
8) Nimco Daahir Xuseen
9) Xaliimo Daahir Xuseen
10) Imaaciil Daahir Xuseen
11) Muxudiin Daahir Xuseen
12) Abshiro Daahir Xuseen
13 )Cabdiraxmaan Daahir Xuseen
14) Hooyo Xaawo
15) Hooyo Xabiibo
16) Hooyo Faadumo
17) Adeer Cabdiraxmaan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
18) Adeer Muxudiin, Xaaskisa iyo Caruurtiisa
19) Eedo Muraayo, Seygeeda iyo Caruurteeda
20) Eedo Hidaayo, Seygeeda iyo Caruurteeda
21) Aayo Xaliimo Axmed Cali, seygeeda iyo Caruurteeda
22)Aayo Madiino Axmed Cali, Seygeeda iyo Caruurteeda
23) Sacdiyo Macalin Daauud
24) Aamino Maxamed Maxamuud (shaaib)
25)Khadiijo Maxamed Maxamuud (shaaib)
26)Faadumo Xaaji Axmed
27)Batuulo Celiyoow
28)Xaawo Luul
29)Sahra Cabdiraxmaan Maxamuud
30)Aamino Sheekh Ibraahin
31)Fadumo Xaaji Cabdullaahi
32)Foos Daauud Maxamuud
33)Suweyda Macalin Daauud
34)Yasmiin Xasan
35)Falis Maxamed
36)Sacdiyo Ciise Maxamuud
37)Farxiyo Daahir Xuseen, Seygeeda iyo Caruurteeda
Dhamaan dadkaan oo kala jooga dalalka kala ah Somali, Kenya, Sacuudi Carabia, Sweden, Ingiriiska, Imaaradka Carabta iyo Nederlands waxey tahniyad kal iyo laab leh oo farxad ku dheehan hawada u marinayaan Arooska iyo Aroosada, Atooraha iyo Atariishada, Xidiga iyo Xidigta Faraska iyo Geenyada Cabdi Cabdullaahi Cabdi iyo Shukri Daahir Xuseen (Shukri Cadeey) oo 19-ka Dicember 2010- ku aqal galay Magaalada London ee wadanka Ingiriiska ´
waxey leeyihiin Labada is dooratay isku waara oo noqda kuwa hela ubad qeyr qaba isla markaana si wada jir ah u noqda abkoow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin
Tahniyad: Cabdi C/llahi Cabdi & Shukri Daahir Xusen Oo Landon Kuqal Galay