Tahniyad Aroos: Siciid Cabdi Jaras & Xikmo Yusuf Sh: Cabdi [Shable]

0
Sunday December 26, 2010 - 21:19:01 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Siciid Cabdi Jaras & Xikmo Yusuf Sh: Cabdi [Shable]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahniyad aroos oo farxad leh, siciid cabdi jaras iyo xikmo yuusuf sheekh cabdi [shable] oo jogo cariga ingiriiska gaar ahaan london oo meherkoodu ka dhacay magalada muqdisho tariiqdu markey ahed 23/12/2010

waxaana hambalyadan diraayo dhamaan waalidiin walaalo iyo asaxaabta kala ah

1 aabo yuusuf shiikh cabdi [shable] hooyo xalimo axmed geesey iyo caruurtooda oo kala ah
1 samiiro yuusuf sheekh iyo carurteda
2 zamzam yuusuf sheekh
3 cabdi yuusuf sheekh
4 deqo yuusuf sheekh
5 ruqiyo yuusuf sheekh
6 abti xaaji muse axmed gesey (iyo caruurtiisa)
7 habar yar maryan axmed geesey (iyo carurteda)
8 h.yay abshiro axmed gesey (iyo caruurteda)
9 h.yar salado axmed gesey (iyo caruureed)
10 h.yar nadiifo axmed geesey (iyo caruurteed)
11 abti axmed xusen gesey
12 h.yar salado xusen gesey
13 c.laahi max.ed cali
14 jaamac max.ed sebriye
15 siid cali macalin serjito

waxeyna leeyihiin reerkii lagu nastee lagu nagadee wada jiree nabad gala allahayow idika yeel ............aamiin aamiin aamiin

waxaa sigaara ha u hambalyeenaayo dhamaan reer sheekh cabdi shable iyo reer axmed geesey


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip