Featured

Faanka Farmaajo iyo fahanka bulshada

0 Visits: 2983 | Thursday April 13, 2017 - 21:02:13
Madaxweyne Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la doortey 08. Febraayo 2017kii, maantana waxaa laga joogaa 65 maalmood oo u dhiganta laba billood iyo 5 maalmood, haddaba maxaa ka la haysta Faanka Farmaajo iyo fahanka bulshada? Waa aragtida aan faallada ku falanqayndoono, ee i la falgala.

Read More »

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub ugu tahriibo!!

0 Visits: 3390 | Thursday April 13, 2017 - 12:02:13
Runtii intii aan sheeko ku saabsan Tahriibka iyo dhibatooyinka uu leeyahay aan maqlaayay ama aan arkayay ,wali imay soo marin tan oo kale,wakhti aad u badan ayaan siyaa in dhalinyarada aan ka waraysto wixii uu kala soo kulmeen intii ay tahriibka kusoo jireen,balse sheekadani waxa ay noqotay mid aniga…

Read More »

Beesha Mudulood oo soo dhaweysay Ra'isul wasaaraha cusub

0 Visits: 3371 | Friday February 24, 2017 - 22:14:29
Xildhibaanada beesha Mudulood iyo odayaasha dhaqanka oo u hambalyeeyay R. Wasaaraha magacaaban mudane Xasan Cali Kheyre, waxey u sheegeen inuu yahay shaqsi mudan xilka, madaxweyneMohamed Farmaajo-na uu asiibay magacaabistaada.

Read More »

Dowlada Norway oo wili kudhagan Mahad Abiib, "faahfaahin"

0 Visits: 2594 | Friday February 24, 2017 - 21:47:42
Waxaa maanta soo afmeerantay kiiska dacwada u dhaxeysay Mahad Abiib iyo dowlada Norway, gaar ahaan hey´ada UNE. Ellen Idun Lersbryggen oo kamid ahaa qareenada dowlada ayaa sheegtay in sheekada nolosha Mahad Abiib aysan aheyn mid micno sameyneyso oo isku taxan. Iyada oo sheegtay iney tahay mid mararka…

Read More »

"Sucuudigu; wuxu is huwiyey magaca diinta iyo ka Sunniga ahba"

0 Visits: 2602 | Saturday January 21, 2017 - 21:47:31
"Sucuudigu; wuxu is huwiyey magaca diinta iyo ka Sunniga ahba isagoo ka dhigay inu masuul ka yahay Sunni wal oo dhibataysan, sida uu habeenkii dhawayd sheegayey ba boqorka waagi dhawa dhaxlay jagada boqornimo ee Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, "Sucuudigu Sunniga meel walba oo u joogo…

Read More »

NASASHADA JIMCAHA- iyo Qormadi Prof: Yaxye Sh, Amir

0 Visits: 3010 | Saturday January 21, 2017 - 21:38:01
1-Faarax Geeljir iyo wiilkiisa ayaa baadiyaha fog Geel ku ilaalinayay, waxa ay aheed cidlo dad kalena ma joogin. Wiilkii ayaa meel fog ka arkay qof haween ah, kadibna waa uu kufsaday, qayladii ayaa waxaa mar dambe ku soo baxay Aabihii .

Read More »

Gabdhaha Bush oo waraaq u qoray gabdhaha Obama. (Xogmaal)

0 Visits: 2203 | Friday January 20, 2017 - 23:54:02
Gabdhaha George W Bush ayaa waraaq furan u qoray gabdhaha Obama oo isu diyaarinaya in ay ka guuraan Aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka.

Read More »

Hoos udhac kuyimid tirada dadka iska soo dhiibaya dalka Sweden (Sawiro)

0 Visits: 2493 | Thursday January 05, 2017 - 12:27:20
Dadka magangalyo doonaka ah ee dalkaan Iswiidhan ku soo qul qulayey ayaa hoos u sii dhacaya marba marka ka sii dambeeysa.Arrintan ayaa salka ku heeysa baaritaanka, ilaalada xoogan ee laga hayo xuduudaha dalka iyo Sharciyada adag ee la soo saaray maganlyo doonka waxeey intaba keeneen in hoos u dhac ku…

Read More »

Muslimiin isugu soo baxday magaalada Oslo sidee unadiifiyaan goobihi lagu caweeyay habeenka sanadka Cusub.

0 Visits: 2590 | Monday January 02, 2017 - 02:08:17
Tiro muslimiin ah oo katirsan Masjidka Axmadiya ee magaalada Oslo dalka Noray ayaa sanad waliba xiligaan oo kale waxa ee abaabulaan howlo iskaa wax uqabso ah oo ee kunadiifinayaan goobaha ee ku caweeyaan dadka soo dhaweenaya sanadka cusub.

Read More »

PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?)

0 Visits: 2535 | Monday January 02, 2017 - 01:30:30
Magaalada Pretoria ee dalka South Africa waxaa ka dhacday arrin layaab leh, kaddib markii nin Soomaali ah uu xaaskiisa ku dilay kaddibna isagii is dilay, iyadoo iminka meydka lamaanayaasha ay baaritaano ku hayaan ciidamada Booliska.

Read More »

Hadalki Carada ee Sheekh Shariif ma quusasho mise dhoola tus

0 Visits: 2755 | Monday January 02, 2017 - 01:19:30
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha dalka oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay hoygiisa waxa uu dowladda xilligeedu uu dhamaaday ku eedeeyey inay ku guul daraystay in ay la timaado isbedel macna leh…

Read More »

Xarunta cusub ee aqalka sare oo kulmi doono Cabdi Qeybdiid, C-raxman Faroole iyo Muuse Suudi (Sawiro)

0 Visits: 2338 | Monday January 02, 2017 - 01:09:30
Sii hayaha xilka ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xarun cusub oo loo diyaariyey inay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Read More »

SAFARKII BAQDINTA. (Qorme dhab ka hadal ah) "Cabdiraxiin Ciise Cadow"

0 Visits: 2312 | Monday January 02, 2017 - 01:07:30
Caawa oo kale 10 sano ka hor waxaan ka baxay aniga iyo saaxibo kale oo aan ka wada tirsaneyn Maxkamadihii Islaamiga ahaa Degmada dhoobley waxaana ka gudubnay xadka Somaliya iyo Kenya kadib markii xamar aan uga cararnay ciidamadi Ethopia ee ka qabsaday Maamulkii maxkamadaha.

Read More »

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka oo la magacaabay (Aqriso Magacyada)

0 Visits: 1820 | Monday January 02, 2017 - 00:07:30
Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay 15-ka xubnood ee noqonaya Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Suldaan Aweys oo talo dhaxal galka kusoo gunaanaday doodi dhalinyarada dalxiiska (Video)

0 Visits: 2856 | Monday December 12, 2016 - 00:18:23
Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud "Suldaanka Beesha Celli) ayaa talo dhaxal gal ah kusoo gunaanaday doodi la xiriirtay dhalinyarada daxliiska Dalka ee booqashada dalxiiska ah kutagtay xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Suldaan Aweys oo dhagax dhigay dhismaha Maxkamada degmada Warsheekh.

0 Visits: 2335 | Sunday December 11, 2016 - 23:32:19
Munaasabad balaaran oo lagu dhagax dhigaayay Maxkamada degmada Warsheekh ayaa waxa Maamulka degmada Warsheekh ee ku marti qaadeen Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud, suldaanka beesha lixda Celli cumar inuu dhagax dhigo dhismo cusub ee yeelan doonto maxkamada degmada Warsheekh.

Read More »

14-jir, Soomaali ah oo Mindi lagu dilay dalka Norway.

0 Visits: 2579 | Wednesday December 07, 2016 - 04:27:35
Allaah unaxariiste marxuum Yacquub Cabdulaahi Xasan ayaa ugeeriyooday kadib marki lagu weeraray Mindi isaga iyo haweyney kale oo Norwejiyaan ah kadib fal kadhacay magaalada Kristiansand ee dalka Norway.

Read More »

Xildhibaan Ismaciil Muxidiin oo lashiray w/arimaha Qaxootiga ee Norway, kana dhiidhiyay dib ucelinta Soomaalida (Warbixin+Sawiro)

0 Visits: 2203 | Wednesday December 07, 2016 - 03:51:56
Xildhibaan Ismail Muxidiin oo kamid ah xildhibaanada Soomaaliyeed ee kujira siyaasada dalka Norway isla markaana ka tirsan xisbiga talada haayo ee dalka Norway ayaa kulan la qaatay xoghayaha guud ee wasaarada isdhaxgalka iyo arimaha qaxootiga dalka Norway.

Read More »

Garnaqsigi Dhalinta Dalxiiska Dalka iyo Jawaab Celintii Reer Warsheekh "Faalo"

0 Visits: 3362 | Saturday December 03, 2016 - 22:00:21
Kadib muuqaalki foolxumada iyo fajac dhaliyay ee ka dhanka ahaa sharafka iyo cisiga bulsha weynta reer Warsheekh ee ku baahay baraha bulshada kaasi oo ee kasoo muuqdeen xubno katirsan ururka lamagac baxay dhalinta dalxiiska dalka ayaa dhaliyay dareyn aad uxoogan oo ee muujiyeen guud ahaan umada soomaaliyeed…

Read More »