Wararka

Itoobiya oo marki ugu horeesay si dabacsan uga hadashay damaceeda Bada.

0 Visits: 146 |
Ayadoo weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii isafgarad ee 1dii Janaayo ay Addis Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland ayaa waxaa soo baxaya hadal cusub oo u muuqada in Itoobiya ay si ka duwan sidii hore u wajahayso arrintaas.

Read More »

Itoobiya oo mar qabsaday Degmada Balcad (Taariikh Hore)

0 Visits: 136 |
Boqol sano ka hor markii ay Itoobiya qabsatay Balcad iyadoo ku socota xeebaha Banaadir Dhammaan xukunnadii soo maray Itoobiya, waxa ay weligoodba ku taami jireen inay xaqiijiyaan inay gacanta ku dhigaan Badda Cas ilaa iyo Badweynta Hindiya. Riyadaas, waxay ahayd mid ay ku soo haminayeen dhammaan boqorradii…

Read More »

Heshiis dhax maraya Soomaaliyo iyo Masar oo walaac xoogan ku abuuaray Itoobiya

0 Visits: 159 |
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo xaaladda Gobolka.

Read More »

Mas'uul sare oo katirsan Israa'iil oo kashifay arimo sir ah oo laxiriiro dagaalka Gaza.

0 Visits: 133 |
Xubin muhiim ah oo ka tirsan golaha dagaalka ee Israa'iil ayaa ku eedeeyay Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu inuusan ka run sheegin hadafyada militari ee dalkaas ee Gaza.

Read More »

Caleemo saarka Deni oo laga helayo xogo qarsoodi ah.

0 Visits: 131 |
Sida wararku tilmaamayaan, madaxweyne Xasan ayaa xarunta gobolka Nugaal u tagaya ka qeyb galka caleena saarka madaxweynaha dib koo doortay ee Puntland Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa.

Read More »

Soomaalida utahriibeeso Yurub oo heshay wado Cusub. (Warixin)

0 Visits: 120 |
Sida ay sheegtay hay'adda socdaalka Finland, ilaa 160 qof oo sanadkii hore magangalyo ka codsaday dalka Finland ayaa la waayay meel ay jaan iyo cirib dhigeen, iyadoo si lama filaan ah ay u soo badanayaan dadka muhaajiriinta ah ee kasoo gudbay dalka Ruushka ee galaya Finland.

Read More »

President Sisi Affirms Egypt's Commitment to Safeguarding Somalia and its Security

0 Visits: 206 |
Egypt is steadfast in preventing any peril to Somalia or its safety, as declared by President Abdel Fattah al-Sisi on Sunday, according to an official statement from the presidency. This statement follows Ethiopia's contemplation of acknowledging Somaliland's independence claim.

Read More »

Abduction of Ukrainian Nationals by Al-Shabab in Aftermath of Somalia Helicopter Crash

0 Visits: 296 |
In a recent incident in Somalia, four Ukrainian citizens were captured by Al-Shabab extremists, affiliated with al-Qaida, following the crash of a UN-contracted helicopter. The Ukrainian foreign affairs ministry verified that the helicopter, operated by a Ukrainian company under a UN contract, experienced…

Read More »

CIA Director Burns Holds Talks with Somali Leadership on Ethiopia-Somaliland Port Agreement

0 Visits: 253 |
CIA Director William Burns made a diplomatic visit to Mogadishu, engaging in discussions with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Mahad Salad, the head of the Somali National Intelligence Agency. The meeting, held at Mogadishu International Airport, delved into several issues, prominently addressing…

Read More »

Extraordinary IGAD Summit Addresses Ethiopia-Somalia Tensions Amid Diplomatic Complexities

0 Visits: 340 |
Somali President Hassan Sheikh Mohamud touched down in Kampala, Uganda, marking the commencement of an extraordinary IGAD summit. The summit takes center stage in addressing the escalating tensions between Ethiopia and Somalia, primarily triggered by a contentious lease agreement in the autonomous region…

Read More »

Jaamacada Carabta oo si adag uga hadashay Qilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

0 Visits: 290 |
Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee shirka IGAD ee looga hadlayo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

0 Visits: 169 |
Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn, kaas oo ay iskugu imaanayaan madaxda dalalka IGAD, waxaana shirkan looga wadahadalayaa colaadda Sudan iyo xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida lagu sheegay…

Read More »

Somali president's son fined in Turkey for deadly car crash; accountability concerns and potential diplomatic impact arise.

0 Visits: 324 |
Mohamed Hassan Sheikh Mohamud's penalty has been revised to a fine of approximately $900, as determined by a tribunal in Turkey. The individual, identified as the offspring of Somalia's President Hassan Ali Sheikh Mohamud, was initially facing a 2.5-year imprisonment term, but this has been…

Read More »

Xuutiyiinta Yeman oo Bambooyin ku weeraray Markab laga leeyahay Mareykanka

0 Visits: 129 |
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka.

Read More »

Wiil uu dhalay Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu xukumay 2-Sano oo Xabsi ah

0 Visits: 155 |
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta oo Talaado ah ku xukuntay labo sano oo xarig ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu shil gaari ku dilay darawal mooto.

Read More »

In Mogadishu, a suicide bomber has caused the deaths of three individuals in a devastating attack.

0 Visits: 244 |
In a tragic incident that unfolded in Mogadishu's Hamar Weyne district, a suicide bomb explosion rocked the area, resulting in the loss of three lives and leaving two individuals injured, according to official reports. The assailant, under pursuit by law enforcement, triggered the explosive device…

Read More »

A former Somali state minister is currently unaccounted for in Kenya, raising concerns about their whereabouts and well-being.

0 Visits: 306 |
Abdirashid Janan, the former Jubaland Security Minister, has been reported as missing in Nairobi, Kenya, for the past seven days, according to statements from his family members. The current Jubbaland State Minister of Security, Yusuf Hussein Osman Dhumaal, is urging the Kenyan government's security…

Read More »

President Erdoğan seeks parliamentary approval to extend troop deployment in the Gulf of Aden amid rising tensions fueled by U.S. and U.K. strikes on Yemen.

0 Visits: 305 |
President Recep Tayyip Erdoğan has forwarded a proposal to extend the deployment of Turkish naval forces in the Gulf of Aden, Somali territorial waters, and the Arabian Sea to Parliament. The current mandate is set to expire on February 10, but the motion seeks an additional year, marking the 14th…

Read More »

Gudoonka cusub ee Golaha Degmada Warsheekh oo kulan laqaatay Bulshada rayidka (Sawiro)

0 Visits: 131 |
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Magaalada Warshiikh Mudane

Read More »

Madaxweyne Xasan oo soo gaabiyay safarkiisi Dhuusamareeb

0 Visits: 158 |
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta deg deg ah uga safray magaalada Dhuusamareeb oo qorshihiisu uu ahaa in ilaa 17-ka bishaan uu joogo, waxayna warbaahinta heshay xogta sababta soo dedejisay safarka madaxweynaha.

Read More »

RW, Cumar Cabdirashiid oo uga digay Dowlada Soomaaliya

0 Visits: 129 |
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa fariin u diray dowladda Soomaaliya, taasoo ku aaddan shirka dhawaan ka furmay dalka Uganda ee looga hadlayo khilaafka iyo xiisada ka dhex alloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Jabuuti.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee qilaafka Hormuud iyo Nisa

0 Visits: 141 |
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom iyo Hay'adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa is weydaarsaday eedo kadib markii ciidamada hay'adda ay xireen shaqaale ka tirsan shirkadda.

Read More »