Featured

Yurub ama Geeri

0 Visits: 1505 | Monday January 11, 2016 - 02:19:18
Sannadkan 2015 waxa uu qaxootiga iyo muhaajiriinta u ahaa mid aan hore loo arkin. Boqollaal kun oo qof oo ka cararaya colaado iyo dhibaatooyin kale ayaa naftooda helis geliyey si ay u gaadhaan Yurub. Dadkaasi oo u badan da'yar, ayna weheliyaan qoysas ayaa kasoo sal kacay Siiriya, Afgaanistaan, Soomaaliya,…

Read More »

Deg, Warsheekh oo Gaari ay Dad Rayid ah lasocdeen,Lagu Rasaaseeyay iyo Qasaro dhimashaaa oo ka dhashay (warbixin=

0 Visits: 1468 | Monday January 11, 2016 - 02:03:46
Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabellada Dhexe Muriidi Xasan Gureey oo la hadlay Mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaa sheegay in rag ku labisan dareeska Ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa Militariga ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen dad shacab.

Read More »

Masjidka Albiri ee Degmada Kaaraan oo lagu qabtay Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusay Nabi Maxamed (NNKH). Sawiro

0 Visits: 3117 | Friday January 08, 2016 - 22:57:55
Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho. Munaasabadaani oo aheed mid ee siweyn uga soo qeybgaleen Culumaa'udiin, Aqoonyahano, Ganacsato iyo sidoo kale dadweyne isaga kala yimid gudaha…

Read More »

Hadalki RW, Cabdili oo dhiilo xoogan geliyay dadka Muqdisho (Warbixin)

0 Visits: 2726 | Friday January 08, 2016 - 22:16:42
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada Soomaaliyeed Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magaalada Muqdisho ku tilmaamay dadka jooga inay wax waliba bililiqeysteen, wuxuuna tusaale ahaan u soo qaatay inay ka dhisan yihiin 5000 ururo…

Read More »

Loollanka aydoolajiyadaha iyo agoonta aragtida ka arradan!

0 Visits: 1532 | Friday January 08, 2016 - 22:15:42
Waa labo dhacdo, oo kala fog. Midi waa farxad iyo dabbaaldeg, aayatiin iyo alalaas, midna waa dilid, gablamin, gumayn iyo deldelaad. Waa Laba fal, oo fikirkooda wata, ee ay ku yimaadeen ama ku dheceen, oo midna Iskama imaan, ee dhiraandhirin iyo dhabgal ayey ku dhasheen.

Read More »

Maxaa Sababay Israsaaseynta Dhexmartay Ciidamada Nabadsugida Iyo Dhalinyaro Qurba Jog Ah. +SAWIRRO

0 Visits: 1912 | Friday January 08, 2016 - 22:15:42
–Waxaa xalay is rasaaseyn aay dhex martaykoox dhallinyaro ah oo u badan qurbo-joog & saraakiil ka tirsan NISA. Kooxdan ayaa waxaa aay inta badan aay ka shaqeyaantaan NGO sida ELMAN, ATM iyo kuwa kale oo badan.

Read More »

Xaflad Lagu Soo Bandhigay Waxqabadka Maamulka Degmada Warsheekh Oo Xalay Lagu Qabtay Xarunta Degmadaasi (Sawiro)

0 Visits: 2924 | Thursday January 07, 2016 - 12:52:01
Waxaa xalay xarunta degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha dhexe, lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka Degmada Warsheekh mudadi lixda bilood ee uu shaqeeynayay maamulkaasi.

Read More »

Hal Qarni kadib, Sheekh Aweysul Qaadiri oo wili baaqi ku ah Quluubta shacabka Soomaaliyeed. (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1997 | Thursday January 07, 2016 - 00:27:12
Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed utaqaan Sheekh Uweysul qaadiri ayaa waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee gobolka Banaadir iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka kala dhaceen Caalamka gaar ahaan Magaalada Muqdisho Banaanbaxa Siyaarada oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan…

Read More »

Wafdi culus oo caawa ku kuhoyanaya degmada Warsheekh.(Warbixin).

0 Visits: 2132 | Thursday January 07, 2016 - 00:01:26
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ee caawa gaareen wafdi culus oo ka socda hay'adaha dowlada Soomaaliya, ururada rayidka iyo waxgarad kale kuwaasi oo ka qeybgeli doonaa munaasabad lagu maamusayo guulaha maamulka degmada…

Read More »

Al-shabaab oo soo Bandhigtay Maanta Muuqaal ku Wajahnaa Dadka Madowga ah ee Mareykanka -

0 Visits: 1847 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:47
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay cajalad muuqaal ah oo ay ku sheegtay inay ugu baaqayaan dadka Madowga ah ee Mareykanka inay muslimaan oo ay kusoo biiraan jihaadka, iyadoo cajalada loogu jawaabay hadal uu dhawaan kasoo yeeray murashaxa madaxweyne ee dalka Mareykanka Donald Trump, kaasoo ahaa in muslimiinta…

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay.

0 Visits: 1546 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:46
Mogadishu, 02 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Dowlada Sucuudiga oo maanta xukuno dil ah ku fulsay 47-ruux oo uu ku jiro Wadaad Shiico ahaa - See more a

0 Visits: 1860 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:46
Xukuumadda Saudi Arabia ayaa maanta xukun dil ah ku fuilsay wadaad shiico ah oo lagu magacaabi jiray, Nimir Al-Nimir iyo 46 qof oo kale oo la sheegay in lagu helay falal argagixiso. Dadkaan waxaa ku jira xubno ka tirsan Al-Qaacida.

Read More »

Raman Raikvar waa 15 jir u dhashay dalka Hindiya, balse muuqaal ahaan u eg ilmo 6 jir ah. (Sawiro)

0 Visits: 2785 | Thursday December 31, 2015 - 01:10:20
Waa uu gaaban yahay, waxaana dherekiisu yahay 32 inch ama ku-dhawaad labo cagood (two feet).

Read More »

Labo sano ayuu Sweden joogaa maantana waa dhaqtar!

0 Visits: 1803 | Thursday December 31, 2015 - 00:44:04
Ninka lagu magacaabo Jawad Mirzad oo 45-sano jir ah waxa uu Sweden soo galay bishii December ee 2013 isagoo ka yimid wadanka Afghanistan. Jawad oo dhaqtar ahaa markii uu Afghanistan ku noolaa ayaa durbadiiba bilaabay in uu raadiyo wadadii uu Sweden kaga shaqayn lahaa dhaqtarnimo balse markii uu dadka…

Read More »

Gudoomiyihi Gobolka Banaadir oo afka furtay

0 Visits: 1570 | Tuesday December 29, 2015 - 18:43:59
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xasan Jimcaale, ayaa si adag uga hadlay amni darida ka taagan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.

Read More »

Dowlada Norway oo adkeyneeso Sharciga dadka soo galootiga ah ee kunool dalkaasi (Akhri)

0 Visits: 2340 | Tuesday December 29, 2015 - 04:58:39
Hindiso cusub oo ka dhan ah qaxootiga kunool dalka Norway eena soo bandhigtay dowlada dalka ayaa qeexaya in sharciga deganaanshaha rasmiga ah lagu xiro joogitaan sharci ah oo qofka kujoogay dalka Norway mudo shan sano ah isla markaana in qofka heestay, 3-sano oo shaqo joogta ah, degan guri uu leeyahay…

Read More »

Muslimiinta kunool Nairobi oo siweyn isugu soo baxay dabaal dega Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) 'Sawiro'

0 Visits: 2403 | Sunday December 27, 2015 - 21:58:25
Magaala Madaxda Dalka Kenya Ee Nairobi Ayaa Waxaa Maanta Si Hambsami Leh Loogu Qabtay Bannaanbax Aad U Ballaaran Kaas Oo Lagu Soo Dhaweynayo Dhalasha Xabiibkeena Muxamed CSW Maadaama Aynu Ku Guda Jirno Bisha Barakeysan Ee Rabiicul Awal Somalidana U Taqaano Bisha Mowliid Oo Ah Waqtiga Uu Dhashay Rasuulkeena…

Read More »

Xaflad Mowliidka Nabiga (NNKH) oo ee isku arkeen Culuma'udiin uu horkacayay qudubka Dariiqada Qaadiriya ayaa lagu qabtay Mowlaca reer Sheekh Cabdi Celli ee Muqdisho (Sawiro).

0 Visits: 1964 | Sunday December 27, 2015 - 20:57:33
Munaasabad balaaran oo lagu soo gunaanadayay xuska dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) ayaa maanta lagu qabtay xarunta reer Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar (Sh: Cabdi Celi) ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shacabka kunool Degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo Balcad oo soo dhaweeyay in heer Degmo lagu saleeyo doorashada 2016.da ee Soomaaliya.

0 Visits: 2143 | Saturday December 26, 2015 - 20:44:39
Waxa wili dood adag ka taagan tahay hanaanka lagu saleen lahaa doorashada lagu wado in sanadka 2016.da lagu soo doorto madaxda badali laheed hogaamiyayaasha dowlada iminka talada heesa ee Soomaaliya.

Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norway‏ (Sawiro)

0 Visits: 1800 | Saturday December 26, 2015 - 02:44:20
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway.

Read More »

Munaasbad ay kasoo qeybgaleen kumanaan isugu jiro madax culimo iyo shacab lagu xusayay Dhalashada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2585 | Thursday December 24, 2015 - 17:30:24
Munaasabadan oo aheed tii ugu balarneed oo mar qura isugu yimaadiin howl ee ku wada kulmeen madax iyo shacab isla markaana lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa maanta lagu qabtay magaal ada Muqdisho.

Read More »

Munaasabad lagu weyneenayo Xuska dhalashada Nabiga (NNKH) oo lagu qabtay Masjidka Sheekh C-raxman Seylici ee Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2735 | Thursday December 24, 2015 - 00:54:12
Munaasabad balaaran oo lagu weyneenayo xuska dhalashada Xabiibulaahi Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay masjidka Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh C-raxman Seylici ee magaalada Muqdisho degmada Kaaraan.

Read More »