Wafdi culus oo caawa ku kuhoyanaya degmada Warsheekh.(Warbixin).
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ee caawa gaareen wafdi culus oo ka socda hay'adaha dowlada Soomaaliya, ururada rayidka iyo waxgarad kale kuwaasi oo ka qeybgeli doon
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ee caawa gaareen wafdi culus oo ka socda hay'adaha dowlada Soomaaliya, ururada rayidka iyo waxgarad kale kuwaasi oo ka qeybgeli doonaa munaasabad lagu maamusayo guulaha maamulka degmada warsheekh ee gaareen lixdi bil ee uu maamulkaasi jiray.
Maamulka degmada uu horkacayo gudoomiye Axmed Xuseen Axmed (Shiidka)
ayaa isaga iyo kooxda la shaqeysaba waxey ku guuleesten mudada yar ee
maamulkiisa talada haayay iney hantiyaan dhamaan quluubta shacabka reer
Warsheekh, iyagoo bilaabay hanaan maamul oo hoos loo dadajinaaayo,
iyadoo maamulkana uu ku guuleestay in dhamaan kulama toos ah ee la
qaataan qeybaha kala gedisan ee bulshada reer Warsheekh.
Mudo yar kadib waxa xirkaha goostay dareenka dadka shacabka ah oo in
mudo ah u hamuun qabay maamul rasmi ah oo dareema baahidooda gaar
ahaaneed iyagoo gacamo qoyan iyo ubax kusoo dhaweeyay maamulka Mr
shiidka iyagoo dareenkooda ku cabiray sida ee maqsuud uga yihiin
maamulka uu daadihinaayo Mudane Axmed Shiidka.
Hadaba waxa barnaamijyadeena danbe kusoo baahin doonaa munaasabadaan
caawa loo fadhiyo xarunta degmada Warsheekh oo ee kasoo qeybgaleen
wafdigi ugu cuslaa inta taariikhda la ogyahay tobanki sano ee ugu
dambesay. Goor dhow naga filo sawiro iyo muuqaalo ka tarjumaayo munaasabada.
Xafiiska shabakada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe .
E-Mail: warsheekh10@hotmail.com
Wafdi culus oo caawa ku kuhoyanaya degmada Warsheekh.(Warbixin).
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ee caawa gaareen wafdi culus oo ka socda hay'adaha dowlada Soomaaliya, ururada rayidka iyo waxgarad kale kuwaasi oo ka qeybgeli doon