1) Aabe Maxamed Shiikh nuur (gaa,ib)
2) Hooyo Fadumo xaaji Muqtaar Sh Muxudiin (katriina)
3)Abayo falis Maxamed shiiq nuur iyo saygeda xuseen iyo wiilkeda xamaada
4)Abowe Muxudiin shiiqa Maxamed shiiq nuur iyo qalan jadiisa Jamaad maxamuud xaaji muqtaar
5)Abowe Faysal Maxamed shiiq nuur iyo caruurtiisa,
6)Abowe ismaanciil maxamed shiiq nuur
7)Abowe Ayuub Maxamed shiiq nuur
8)Abowe Axmed Maxamed shiiq nuur
9)Abowe Anas maxamed shiiq nuur
10) Aayo Raaxo shiiq muxudiinow maxamuud
11)Aayo Caasho shiiq shariif shiiq muxudin
12)Aayo Xaawo shiiq maxamuud
13)Aayo Raaliyo ow muxudiin ow maxamuud
14)Aayo Luul xaaji muqtaar Sh Muxudiin
15)Eedo Sahro shiiq nuur cali barow
Dadkaan oo kalo joogah Soomaaliya, Jiddah, Sweden, Maraykanka, South Africa
waxay leyahiin gabartooda qaaliga ah Hani Maxamed Shiiq Nuur iyo saygeda qaaliga ah Saciid Macalin Cabdule oo meher kooda ka dhacay dalka Sacuudi Carabia magalada jiddah taariikhda markey eheed 14-01-2011
isku waara ubad qeyr qabana kala hela ayey leeyihiin aamiin aamiin.
Tahniyad arooska Hani Maxamed Sh nuur iyo Saciid Macalin Cabduule
dadka hambalyada diraya oo ah Hani waalidkeed iyo walaalaheed iyo dadkale