Tahniyad Hani Maxamed Sh Nuur iyo Saciid Macalin Cabdulle

0
Wednesday January 19, 2011 - 01:24:21 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Hani Maxamed Sh Nuur iyo Saciid Macalin Cabdulle

    waxaan tahniyad meher hawada u marinaynaah gabarteena Hani Maxamed Shiikh Nuur iyo saygeeda Saciid Macalin Cabdulle oo meherkooda ka dhacay wadanka Sacuudi Carabiya 14/01/2011 waxaana leeyaha wiil iyo caan gabar iyo caano aamiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan tahniyad meher hawada u marinaynaah gabarteena Hani Maxamed Shiikh Nuur iyo saygeeda Saciid Macalin Cabdulle oo meherkooda ka dhacay wadanka Sacuudi Carabiya 14/01/2011 waxaana leeyaha wiil iyo caan gabar iyo caano aamiin

Dadka Tahniyada diraya waxa ay kala yihiin sida tan:

1) Aabe Xaaji Mukhtaar Sh Muxidiin Celi.

2) Hooyo Xaajiyo Binti Xaaji Xassan Maxamed.

3) Abti Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.

4) Hooyo Faadumo Xaaji Mukhtaar.

5) Abti Maxamuud Xaaji Mukhtaar.

6) Aayo Xaliimo Xaaji Mukhtaar.

7) Abti Ismaaciil Xaaji Mukhtaar.

8) Abti Muxudiin Xaaji Mukhtaar.

9) Aayo Luul Xaaji Mukhtaar.

10) Aayo Jamiilo Xaaji Mukhtaar.

11) Aayo Xafso Xaaji mukhtaar.

12) Aayo Hani Xaaji Mukhtaar.

13) Abti Axmed Xaaji Mukhtaar.

14) Abti Ibraahim Xaaji Mukhtaar.

15) Aayo Caasho Xaaji Mukhtaar.

16) Abti Cabdicasiis Xaaji mukhtaar.

17) Abaayo Nasro Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.

18) Aboowe muxudin maxamed shiiq nuur.

19) Abaayo Falis Maxamed Sh nuur.

20) Aboowe Maxamed-deeq Cabdulqaadir Xaaji

21)Zamzam Maxamud Xaaji Mukhtaar

Dadkaan oo kala jooga wadamada Soomaaliya, Kenya, Sacuudi carabiya, Swedan, Holand, Ingiriiska, Suriya, Imaaraadka carabta, Norwey. waxeyna leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela aamiin aamiin.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip