ILNAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN (GEERI NAXTIN LEH)–

0
Saturday February 05, 2011 - 13:58:25 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ILNAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN (GEERI NAXTIN LEH)–

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anaga oo isugu jirna mas'uuliyiin, Siyaasin iyo Aqoonyahano kale duwan waxaan Tacsi tiiraanyo badan halkaan uga direynaa Eheledii, Qaraabadii iyo Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Gaar ahaan Somalida ku nool xaafada Eastleigh (Islii), anaga oo uga Tacsiyadeyneyna Geeridii naxtinta leheyd ee ku timid alaha unaxariistee Ganacsade Xaaji Aden Hilowle Macallim ( Adeb Qarabax) oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi Kenya taariikhdu markey aheyd 3-2-2011.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneyd diraaya mas'uuliyiinta kale ah:-

1.Madaxweynihii hore ee Arte
Mudane Ali Mahdi Mohamed
2. Guddoomiyaha Xildhibaanada Mudulood
Xil. Omar Ugas Khalif
3. Xil. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
4. Xil. Dr. A/qadir Ossoble Ali
5. Xil. Cisman Abdi ( Osman Dallo)
6. Xil. Sheekh Bashiir Caddow
7. Xil. Haji Shukri
8. Xil. Cali Ganey
9. Xil. Muse Ali Omar
10. Xil. A/llahi Garruun
11. Xil. Shirar

Hassan Ahmed Nur
cowsweyne132@hotmail.com
Mogadishu, Somaliya.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip