Baaq Ay Soo Saareen Qowmiyada Banaadiriga ee Ku Aadan Arimaha Gobolka Banaadir

0
Saturday November 01, 2008 - 15:44:23 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Ay Soo Saareen Qowmiyada Banaadiriga ee Ku Aadan Arimaha Gobolka Banaadir

    Baaq ay si wada jir ah usoo saareen Duubabaka dhaqanka iyo Aqoonyahanada ku abtirsada Magaca Beel weynta Banaadiriga ee Degta Gobolkaan banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq ay si wada jir ah usoo saareen Duubabaka dhaqanka iyo Aqoonyahanada ku abtirsada Magaca Beel weynta Banaadiriga ee Degta Gobolkaan banaadir

 

ujeeddo    baaq 
 
  
maanta oo bishu  1/11/2008  waxaa magaalada muqdisho shir ku yeeshay
 
odey dhaqameedyada  culumaudiinka siyaasiinta aqoonyahanada iyo waxgaradka ee qowmiyada banaadiriga .
 
waxayna shirkaasi kaga hadleen arrimo fara badan oo ku saabsan howlaha siyaasadeed ee ku soo kordhay dalka qaasatan amuurta maamul u sameynta gobolka banaadir.
 
dood dheer iyo fa u gu sareysa lanqeyn ka dib waxay soo saareen qoddobada soo socdsa.
 
1) ineey taageersan yihiin maamul u sameynta gobolka banaadir.
 
2)in la siiyo xubnaha ay xaqa u leeyihiin si aan leex leexad aheen.
 
3)in dowlada ay raacdo dasturka u degsan dfkmg soomaaliyeed qodobkiisa gobolada.
 
sidaa awgeed masuuliyiinta ugu sareeysa dfkmg soomaaliyeed waxaan ka codsaneynaa ineey tixgiliyaan arrimaha  soomaaliyeed.
 
 
       ka qeybgalayaasha baaqa shirkan.
 
 
1)malaaq mahdi xaaji nuurow
 
2)malaaq suufi muude cali(buwemuude)
 
 
3)nabadoon ab uukar xaaji aweys (abba sokor)
 
4)nabadoon axmed iikar c/laahi .
 
5)nabadoon sharif c/laahi sayid cali
 
6)nabadoon xaaji abuukar aweys
 
7)nabadoon cabdulqaadir maxamed shiino.
 
8)nabadoon  maxamed sheeq cali (oobo).
 
9)nabadoon cusmaan wajeer.
 
10)nabadoon sheeq abuukar.
 
11)duqa culimada dr .maxamed cabdulqaadir maxamed.
 
12)gudoomiyaha siyaasada cali cumar abati alfaghi
 
 wabilaati towfiiq
 
w.q  ali omar abati alfaghi
 
email is
ao_abati@hotmail.com
 
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip