jaaliyada Switzerland oo Tacsi Diraanyo leh Diraya

0
Saturday May 21, 2011 - 13:29:16 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3844
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    jaaliyada Switzerland oo Tacsi Diraanyo leh Diraya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa anagga oo ah jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Switzerland geeridii ku timid ilaahay haw naxariistee marxuumka Abwaan Maxamed Gacal Xaayoow waxaanan ilaahay uga baryeeynaa naxariistiisa iyo janadiisa wanaagsan ee janatul fardowsa waxaan leenahay eheladii iyo aqaaaribkii uu ka tegay marxuumkuna samir iyo iimaan Isaga kuwa ilaahay janooyinkiisa uga nimceeyo haka yeelo aamiin aamiina

Waxaa kale u tacsiyeeynayaa Marxuumka oo ahaa Abwaan soomaaliyeed

Dhamaan Dalada abwaanada soomaaliyeed ee kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisa waxaa kale oo u tacsiyeeynayaa Jaaliyada reer Switzerland odayaasha waxgaradka Dhalinyarada haweenka dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee switzerland

Imaam Awees amiin(Imaamka Switzerland)

Ugaas abuukar Ugaas cabdule

Suldaan Cabdi cali caraaye

Garaad Maxamed Cabdulaahi

Axmed Maxamed Weheliye (axmed cade)

Cabdi Xasan shaduuq(madaxey)

Cismaan axmed mataan (cismaan dheere)

Maxamed cali xaaji

Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Cabduraxmaan salad maxuud (majo)

Xasan maxamed cadaawe

Xasan maxamed Cumar(xasan madax

Salaad muuse maxamed (saladbulow)

C/risaaq cismaan foodle

C/maalik cismaan foodl

Ismaaciil maxamed jimcaale

Cabdikariin Garuun

Dalmar cali maxamuud

Cabdulaahi Xaaji (Botale)

Xasan maxamed cumar

nuur macalin carabey

Cabdirisaq Cadaani maxamed

Maxamed cali kiish

Shankar cabdule maxamuud

Shire muxudiin cadoow

maxamed cali maxamuud

maxamed cabdulaahi weheliye

axmed aadan (axmed yare)

maxamed muxudiin calim (Caadle)

Liibaan Axmed hiloowle

Daahir xasan shiiqoow

abuukar cabdulaahi maxamed

jamac cali maxamed

Cali abuukar caynab

cali xasan wehliye

Cabdi salaam maxamed (Goley)

Cabdi bocor cumar

Axmed Cali sabriye

abdikhaliil maxamuud cali

Cabdi xasan shirey

cabdulaahi maxamed xuubey

mustaf calinuur maxamed (kaahiye)

cabdikariin ibraahim galac

yuusuf nuur boolaay

Cabdifataax cali faqay

cabdulqaadir xasan cadaan

saadaq abuukar maxamed

cabdirashiid cabdulaahi cumar

maxamed xasan

muqtaar sheeq cabdi

Qaasin maxamud Jiinoow

Waxaa Diyaariyay

Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Galayr1977@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip