Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun
 
 
Dhamaan dadka hoos ku qoran Waxay Tacsi u dirayaan Bashiir Abuukar hareeri oo abtigiis ku dhintay magaalada mugdisho xaafada Dayniile waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano kawaraabiyo eheladii & qaraabadii uu kategayna samir & iimaan kasiiyo aamiin aamiin
anagoo kala ah
abdulaahi mohamed nuur < kolombo>
Jibriil ali hareeri
Abdulqaadir ali hareeri
Ali walaal hareeri
Mohamud ali hareeri
Yasiin ali hareeri
Ahmed ali hareeri
Abdulqaadir cartan raage
Haliimo walaal hareeri
Mohamed walaal hareeri
Yaxye ali hareeri
Nasra ali hareeri
Sazsam ali hareeri
Abdulqaadir mohamed ahmed < filibiin>
Yaasiin mohamed ahmed < filibiin >
dhamaan dadkaas oo kala jooga USA canada UK & somaliya waxay tacsi udiraayaan
Bashiir Abuukar hareeri oo abtigiis ku dhintay magaalada mugdisho xaafada Dayniile waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano kawaraabiyo eheladii & qaraabadii uu kategayna samir & iimaan kasiiyo aamiin aamiin
sidoo kale Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxa ay Dhambaal Tacsi ah hawada umarinayaan Bashiir Abuukar hareeri waxayna leeyihiin ilahay samir iyo iiman hakaasiiyo abti aamin aamin aamin....Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun
Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun
Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun