xafladda xiritaanka waxbarashada sanad dugsiyeedka ayaa maanta ka dhacday magaalada lessebo gobolka småland ee wadanka sweden.
munaasabada xiritanka schoolada pkupen iyo gula skolan ayaa maanta waxaa ka soo qeyb galay waalidiin, macalimiin, araday,maamulada iskoolada iyo matri sharaf kale oo lagu casuumay xiraataanka sanad dugsiyeedka.
xafladda xiritaanka intii ay socotay waa lagu soo bandhigay heeso ka tarjumaya wax barashada iyo waliba xilli sammareedka oo ah waqtiga lagu guda jiro.
xilli sanadeedka ayaa ah kala wareega waxbarshada iyadoo arday u gudbayaan fasalada kale halka qaarna ay dhameeyeen koorasooyinka lagu qaadanayey luqada wadankaan sweden.
maamulada skoolada ayaa ku doonsiiyey shahaadooyin ardayda heerarka ay dhameeyen iyagoona u mahad celiyey dadaalka ay sameeyeyn ardayda,waana kuwa ku farxsanaa waalidiinta shahaadada la siiyey caruurtooda iyo ardaydii kale.
ardayda wax ka barata skooladaan ayaa isugu jira wadamada Somalia, Ciraq ,Afgaanistaan,koosafo,Barazil, laatiin america iyo wadaman kale oo an laso koobi karin.
xiritaanka skoolada ayaa waxa uu ka kobnaa dadka waa weyn iyo kuwa yar, ayagoo waxbarashada dib u bilaaban doonto dadka waa weyn 08.08.2011 halka kuwa da,dooda ka yar tahay 18 sano ay bilaabi doonaa 22.08.2011.
ahmed abdulahi farah ahmed ac
ahmed_ac@hotmail.com
axmed_qalinle@hotmail.com
munaasabad xiritaan waxbarasho oo ka dhacday magaalada lessebo gobolka smÃ¥land ee wadanka sweden–
xafladda xiritaanka waxbarashada sanad dugsiyeedka ayaa maanta ka dhacday magaalada lessebo gobolka småland ee wadanka sweden.