Waa
barnaamij xiiso badan oo maalin kasta oo jimco ah aanu soo saari doono, iyadoo
uu barnaamijkani noqon doono mid ay si’ weyn u xiiseeyaan qeybaha kala duwan ee
Bulshada Soomaaliyeed haddii uu RABI Idmo.
Su’aal Sheeg Asxaabtii Nebiga
(NNKH) keebaa ugu cimri dheeraa? 1-Jawab: Waxaa ugu cimri dheeraa Aanas Bin
Malik rc.
Kororso Aqontada Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah iyo Aqoon Guud