Magacyada iyo Qabiilada Golaha Wasiirada Cusub Somaliya

0
Thursday July 21, 2011 - 14:11:06 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada iyo Qabiilada Golaha Wasiirada Cusub Somaliya

    Waxa halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Magacyada iyo Qaba'ilada ee kasoo jeedaaa Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Soomaaliya oo maalinimadi Shalay Si Rasmi ah Loogu Dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Magacyada iyo Qaba'ilada ee kasoo jeedaaa Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Soomaaliya oo maalinimadi Shalay Si Rasmi ah Loogu Dhawaaqay 1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal,

2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare,

3- Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga,Isaaq Garxajis Ciidda gale Reer Iidle,

4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.Waa Daarood,Ogaadeen ,Coowl yahan,Waana .

5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.Waa Hawiye Habargidir, Ceyr,

6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.Daarood,Mareexaan ,reer Siyaad,

7- Marwo Caasho Cismaan Caaqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,waxay u dhalatay Jareerweyne,Shiidle,

8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.

9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud.

10- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta,Waa Hawiye Murusade (Abakar) .

11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga,Waa Isaaq Habar Awal.

12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda-filasho

13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha-wuxuu u dhashay Raxanweyn,Mirifle,Hadamo,

14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta,Waa Daarood,Leelkase.

15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska,Waa Reer Xamar reer Suufi-

16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka,Waa Hawiye Gaal jecel,Abtisame,

17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.Waa Daarood Dhulbahante

18- Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga.Hawiye,Xawaadle




W/D: Abdi Shiine Moalin
E-mail: shiine173@hotmail.com



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip