Xildhibaan Ghedi Ow-Hilowle oo Taageeray Gulaha Dowlada

0
Saturday July 30, 2011 - 10:36:42 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ghedi Ow-Hilowle oo Taageeray Gulaha Dowlada

    Xildhibaan Maxamud Ghedi ow Hilowle oo kamid ah mudanayasha Baarlamaanka kuwooda ugu afka dheer ayaa waxa uu saakay mar uu lahadlaayay Idaacadaha Muqdisho kubiiriyay dareenkiisa taageerada ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamud Ghedi ow Hilowle oo kamid ah mudanayasha Baarlamaanka kuwooda ugu afka dheer ayaa waxa uu saakay mar uu lahadlaayay Idaacadaha Muqdisho kubiiriyay dareenkiisa taageerada ah .
“Aad iyo aad baan usoo dhaweynaa guulaha isdaba jooga ah ee Ciidamada Qalabka sida ka gaareen Cadaw Dalka” ayuu yiri xildhibaan Ghedi oo Taliyayaasha Ciidanka iyo Ciidamadaba ilaah uga baryay in inta dhiman si sahal ah ku gaaraaan./

Xildhibaan Ghedi ow hilowle oo heyabd utahay dhiiro galinta Ciidamada Qalabka sida iyo madaxdooda xiliyada ay kujiraan dagaalada adag ayaa dhanka kale waxa uu niyad wanaag ka muujiyay xubnaha Golaha Wasiirada cusub oo ku tilmaamay kuwa ay kamuuqato aqoon iyo karti

“Xukuumada Cusub waxa urajeynaa in howshooda ilaah lagarab galo waa dad mas’uuliyiin ah isla markaana ay ka muuqato karti iyo aqoon” ayuu yiri mudane Xildhibaane Maxamud Ghedi Ow Hilowle


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip