Sh: Nuur Rooble Xurshow (Warcadaday) Oo Muqdisho Kudhintay

1
Monday August 22, 2011 - 12:19:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 11190
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 4
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Sh: Nuur Rooble Xurshow (Warcadaday) Oo Muqdisho Kudhintay

    Allaah Unaxariiste Sheekh Nuuradiin Cabdulle Xuurshow oo kamid ahaa Masha’iqda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa habeenki xalay ayaa kugeeriyooday Hoygiisa magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah Unaxariiste Sheekh Nuuradiin Cabdulle Xuurshow oo kamid ahaa Masha’iqda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa habeenki xalay ayaa kugeeriyooday Hoygiisa magaalada Muqdisho. Sheekh Nuuradiin oo shacabka soomaaliyeed uyaqiineen (Warcadaaday) kuna caan ahaa aqrinta Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Idaacaaha Muqdishoa yaa waxa maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho.

Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tacsi udirayaan Dhamaan Qoyski iyo Qaraabadi uu ka geeriyooday Alaah Unaxariiste Sheekh Nuuradiin C/lle Xuurshow oo ahaa Sheekh Umada Soomaaliyeed kawada geeriyooday.

Sheekh nuur waxa lagu xasuusan doonaa wax la isku xasuusto tan ugu wanaagsan oo ah fidinta diinta islaamka iyo yeeridiisi Qeryka isagoo tusaaleen jiray sida la isu abaal marin doono hadii la dhinto wuxuuna dadka ugu baaqi jiray iney alla ka baqana oo xasuusnaadaan maalinta Aaqiro.

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip